Muqdisho (Wararka Maanta) – Maxkamadda sare ee ciidamadda qalabka sida ayaa maanta xukun kasoo saartay kiiska Xidigle Maxamed Xasan Maxamed. […]
ALLBANAADIR
Muuse Biixi oo si adag ugu jawaabay Turkiga xilli uu soo afjarmayo heshiiski badda
Hargeysa (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si adag uga hadlay dadaaladda uu Turkiga ku doonayo inuu […]
Xogtii u dambeysay wada-hadallada berri Ankara uga furmaya Somalia iyo Ethiopia
Muqdisho (Wararka Maanta) – Waxaa maalinta berri ah lagu wadaa in magaalada Ankara ee dalka Turkiga uu ka furmo wejiga […]
Soomaaliya oo laga cabsi qabo inay furin qarsoon u noqoto Itoobiya iyo Masar – Sidee?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Soomaaliya ayaa noqon karta garoonka dagaalka ee dalalka isku eryanaya biyaha Webiga Nile. Dowladda Itoobiya ayaa […]
Wax ka ogow arrimo xasaasi ah oo sababay lacag la’aanta ka jirta Muqdisho
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dhalinyarada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku nool magaalada Muqdisho ayaa kor u sheegay in dhaqaale la’aanta […]
DF oo lagula taliyay inay ku adkeysato laba qodob kahor shirka Ankara
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ayada oo lagu wado in maalinta Isniinta ah ay dib u billowdaan wada-hadallada u dhexeeya Soomaaliya […]
Erdogan oo taleefoonka kula xiriiray Abiy kahor shirka Ankara
Ankara (Wararka Maanta) – Dowladda Turkiga ayaa si laba jibaartay dadaalkeeda ku aadan xal u helidda xiisadda diblumaasiyadeed ee ka […]
Laba nin oo aano QABIIL loogu dilay Galgaduud + Magacyada
Cadaado (Wararka Maanta) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar ay mar kale maleeshiyaad hubeysan xalay ka gaysteen qaybo […]
Dab xoogan oo goordhow ka kacay suuqa Jowhar + Sawirro
Jowhar (Wararka Maanta) – Warar kala ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dab xoogan oo […]
Waddada shiidka looga baxayo waxay aadaa…
Muqdisho (Wararka Maanta) – Villa Soomaaliya ayaa mar kale soo jawaabtay, kadib markii ay hadal-heyn xoogan ka dhalatay khudbadd uu […]