Muqdisho (Wararka Maanta) – Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Mudane Saalax Xasan Cumar (Saalax Carab) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay […]
ALLBANAADIR
FIQI oo war cusub kasoo saaray wada-hadaladdii lagu kala kacay ee ANKARA
Ankara (Wararka Maanta) – Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi oo qoraal kooban soo saaray ayaa faah-faahin ka […]
Taliye saldhig degmo oo ka bad-baaday isku day dil kadib markii..
Guriceel (Wararka Maanta) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya israsaaseyn kooban oo maanta ka dhacday gudaha magaalada Cadaado ee […]
Wada-hadaladii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo lagu kala kacay
Ankara (Wararka Maanta) – Wada-hadaladii Soomaaliya iyo Itoobiya uga socday magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa mar kale natiijo la’aan […]
Ciidamada DF oo howlgal ku dilay Shabaab badan, kuwa kale soo qabtay
Kismaayo (Wararka Maanta) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay howlgal culus oo maanta lagu beegsaday kooxda […]
MADAALE oo tallaabo u qaaday maqaamka Muqdisho xilli ay taagan tahay xiisad
Muqdisho (Wararka Maanta) – Guddoomiyaha hobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay shirka muhiim ah […]
Al-Shabaab oo maanta weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday saldhiga…
Muqdisho (Wararka Maanta) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar ay saaka dagaal-yahaanno Al-Shabaab ah ku qaadeen saldhig ku […]
Somaliland oo war yaab leh soo saartay xilli DF iyo Itoobiya ay ku shirsan yihiin Ankara
Hargeysa (Wararka Maanta) – Xukuumadda Somaliland ayaa meel adag iska taagtay wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya uga socda dalka Turkiga, kaas […]
Cumar Cabdirashiid oo uga digay dowladda Xasan in hal arrin ay ka ogolaato Itoobiya
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ra’iiusl wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa ka digay in dowladda Soomaaliya ee […]
Ilhaan Cumar oo wajaheysa qorshe halis ah oo Israel u maleegayso – Muxuu yahay?
Minnesota (Wararka Maanta) – Guddiga awoodda badan ee galaangalka u sameeya Israa’iil ee loo yaqaanno AIPAC ayaa illaa $100 malyan […]