Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasaaradda Gaadiidka Soomaaliya oo ka soo jawaabtay cabashada dhalinyarada ku shaqeysata Mooto Bajaaj-ta ee ka howlgasha […]
ALLBANAADIR
Horjoogihii ugu caansanaa Shabaab-ka gobollada dhexe oo geeriyooday
Jilib (Wararka Maanta) – Horjoogihii kooxda Al-Shabaab ugu magacownaa waxa ay ugu yeeraan Xisbada ama Jamhadaha ayaa xalay geeriyooday, sida […]
Farmaajo oo war culus ka soo saaray tacadiga ay DF ku heysto Bajaaj-leyda Muqdisho
Muqdisho (Wararka Maanta) –Madaxweynaha hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qoraal ka soo saaray dhibaatada heysata dhalinyarada ku shaqeysata […]
Guudlaawe oo qaaday tallaabo muhiim kadib dabkii baabi’iyey suuqa Jowhar
Jowhar (Wararka Maanta) – Madaxweynaha dowlad-gboleedka HirShabelle Cali Guudlaawe ayaa maanta qaaday tallaabo muhiim ah, isaggoo guddoomiyey shir loogu gurmanayo […]
Xogta sarkaal Mareykan ah oo qirtay inuu sir xasaasi ah ka iibinayey dalka…
Washington (Wararka Maanta) – Waaxda caddaaladda ee Maraykanka ayaa sheegtay in Sarkaal la shaqaynayey waaxda sirdoonka ee ciidamada Mareykanka uu […]
Jabuuti oo arrimo xasaasi ah ka shaacisay wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya
Jabuuti (Wararka Maanta) – Wasiirka arrimaha dibadda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, Maxamuud Cali Yuusuf ayaa markii ugu horreysay si faah-faahsan uga […]
Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday heshiiska difaaca iyo amniga + Sawirro
Qaahira (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir muhiim […]
Sidee looga falceliyay fashilka ku yimid wada-hadalladii Somalia iyo Itoobiya?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Waxaa shalay natiijo la’aan kusoo dhammaaday wada-hadalladii u socday Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhacay magaalada […]
DF oo wafdi culus u dirtay Jowhar kadib dhibaatadii ka dhacday + Video
Jowhar (Wararka Maanta) – Wafdi culus oo ka socda dowladda Soomaaliya, isla markaana uu hoggaaminayo guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka ee […]
Dibad-baxyada ka socda Muqdisho oo sii xoogeystay
Muqdisho (Wararka Maanta) – Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa weli ka soconaya dibad-baxyo rabshada wata oo galay maalintii labaad […]