Tel Aviv (Wararka Maanta) – Xoghayaha arrimaha debedda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa sheegay in wada-hadalada haatan socdaa inay yihiin […]
ALLBANAADIR
Muxuu mutaysan karaa qofkii la dhuunta ama bixin waaya canshuurta iibka ee DF?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Waxaa shalay si rasmi ah magaalada Muqdisho uga hirgashay qaadista canshuurta gadista ee loo yaqaano (VAT), […]
XOGTA kiiska Soomaali dil argagax leh ka gaystay JARMALKA
Berlin (Wararka Maanta) – Nin kamid ah dadka soo galootiga ah ee ku nool Jarmalka, madaxana ka jaray qof uu […]
Khaatumo oo jawaab culus ka bixisay hanjabaaddii Muuse Biixi, kuna dhawaaqday…
Laascaanood (Wararka Maanta) – Maamulka SSC-Khaatuma ee fadhigiisu yahay magaalada Laascaanood ayaa jawaab culus oo deg-deg ah kasoo saaray hadal […]
BF oo soo farogelisay xaaladda ka taagan Muqdisho kadib go’aankii DF
Muqdish (Wararka Maanta) – Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulankoodii caadiga ah ku leh xarunta Villa Hargeysa ayaa soo farogelisay […]
Suuqa wayn ee degmada Wadajir oo gubtay
Muqdisho (Wararka Maanta) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dab xalay saq-dhexe ka kacay suuqa wayn […]
Xaaladda suuqa Bakaaraha oo kasii dartay iyo Wararkii ugu dambeeyay
Muqdisho (Wararka Maanta) – Maalintii labaad waxaa xiran goobaha ganacsiga suuqa wayn ee Bakaaraha, sababo la xiriira go’aankii kasoo baxay […]
Israel 29 qof oo ay carruur ku jirto ku dishay GAZA
Gaza (Wararka Maanta) – Ciidamada Israa’iil oo sii wada duqeymaha ay ka wadaan Marinka Gaza, ayaa xalay dilay ugu yaraan […]
Maxaa kasoo baxay shirkii ka dhacay dekedda wayn ee Muqdisho?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige oo Wariyeyaasha u qabtay shir jaraa’id ayaa ka warbixiyay shir […]
DF oo soo saartay hab raac wax ka bedelaya qiimihii laysanka darawalada
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS ayaa soo saartay Habraac cusub oo wax badan ka badalaya […]