Muqdisho (Wararka Maanta)- Agaasimihii hore ee hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Maxamed Aadan Koofi ayaa maanta ku soo laabtay Muqdisho, kadib […]
ALLBANAADIR
Muxuu yahay xanuunka xoolaha Soomaalida ku dhacay ee looga digay dadka
Dhuusamareeb (Wararka Maanta) – Deegaano ka mida dhulka miyiga ee gobollada Mudug iyo Galgaduud ayaa laga soo sheegayaa inuu ka […]
Maxay tahay farriinta uu danjiraha cusub ee Shiinaha soo gaarsiiyay Xasan? + Sawirro
Muqdisho (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku qaabilay madaxtooyada qaanka, […]
Ciidanka Itoobiya oo dhaq-dhaqaaqyo cusub ka bilaabay gudaha Soomaaliya
Addis Ababa (Wararka Maanta) – Ciidamada Itoobiya ee ku sugan gudaha Soomaaliya ayaa maanta dhaq-dhaqaaqyo horleh ka bilaabay gudaha dalka, […]
Xamza oo dhagax dhigay xarun wax badan u tari doonto reer Muqdisho + Sawirro
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Bare oo maanta ka qayb-galay […]
Taliyaha NISA oo qaaday tallaabo culus kadib qaraxyadii maanta + Sawirro
Muqdisho (Wararka Maanta) – Taliyaha Hay’adda Nabad-sugidda Soomaaliya, mudane Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa maanta qaaday tallaabo culus oo la […]
Saraakiil Sacuudiyaan ah oo qarsoodi ku yimid Muqdisho + Ujeedka
Muqdisho (Wararka Maanta) – Saraakiil milatari oo ka socda Boqortooyada Sacuudiga ayaa gelinkii dambe ee shalay soo gaaray gudaha magaalada […]
Waa kuma ASKARIGA isku dhigay gaarigii ku qarxay duleedka Muqdisho?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Macluumaad dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay weerar ismiidaamin ahaa oo saaka ka […]
Ciidanka NISA oo ka hortegay qarax labaad kadibna…
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ciidamada ammaanka ee dowladda, gaar ahaan kuwa NISA ayaa ka hortegay qarax labaad oo la doonayay […]