Muqdisho (Wararka Maanta) – Maxkamadda Sare ee dalka ayaa maanta fadhigii koowaad oo rasmi ah maanta ka yeelatay kiiska ninkii […]
ALLBANAADIR
DAGAAL culus oo dhex-maray ATMIS iyo Shabaab
Afgooye (Wararka Maanta) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo u dhexeeyay kooxda Al-Shabaab […]
Aabe Cabdicasiis oo dalab culus u gudbiyay Maxkamadda Sare
Muqdisho (Wararka Maanta) – Aabe Cabdicasiis Maxamed oo dhalay marxuumad Luul oo ahayd xaaskii Sayid-Cali Macallin Daa’uud ayaa maanta soo […]
Go’aan kama dambeys ah oo laga gaaray dil loo haystay walaalo wada dhashay
Muqdisho (Wararka Maanta) – Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta ku dhowaaqday xukunka kama dambeysta ah ee Daadir […]
Maxkamadda Sare oo bilowday dhageysiga kiiskaa ninkii gubay xaaskiisa
Muqdisho (Wararka Maanta) – Maxkamadda Sare ee dalka ayaa maanta si toos ah u guda gashay kiiska ninkii gubay xaaskiisa […]
Al-Shabaab oo dhaqaale badan ka hela il ay dowladdu ogtahay
Muqdisho (Wararka Maanta) – Waxaa jirta il dhaqaale oo weyn oo weli u furan kooxda Al-Shabaab, taas oo dhaqaale badan […]
Hoggaamiyaha Ahlusunna oo ka hadlay dilalka ka socda Galmudug iyo cidda ka dambeysa
Dhuusamareeb (Wararka Maanta) –Hoggaamiyaha guud ee culimada Ahlusunna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa khudbadii Jimcaha ee […]
Premier Bank oo markii ugu horreysay dalka ka daah-furay ATM Cash Deposit
Muqdisho (Wararka Maanta) – Premier Bank wuxuu si rasmi ah ugu dhawaaqay adeegga cusub ee ATM Lacag Dhigasho (Cash Deposit), […]
Madaale oo abaal-marinaya qoysaska askartii isku dhigtay qaraxa
Muqdisho (Wararka Maanta) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ay wehliyaan saraakiil, culimo iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer iyo dhiiragelin ugu […]
Dilaalinta hubka ee dal xad-wadaag yihiin Soomaaliya oo sameeyay arrin yaab leh
Sanca (Wararka Maanta) – Dallaaliinta hubka ee Yemen ayaa si aan gabbasho lahayn u adeegsanaya barta baraha bulshada ee X, […]