Gaza (Wararka Maanta) – Wadahadallado heerkoodu sarreeyay oo Axaddii shalay ay magaalada Qahira ku yeesheen ergooyin ka socday dowladaha dhexdhexaadinaya […]
ALLBANAADIR
Shariif oo u yeeray xildhibaanada Hawiye iyo arrin xasaasi ah oo miiska saaran (Sawirro)
Muqdisho (Wararka Maanta) – Xildhibaannada Beelaha Hawiye ee ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku shiray Guriga Madaxweynihii […]
Firdhiye oo tegay furimaha dagaalka ee Goojacadde, kana hadlay qadiyadda SSC
Muqdisho (Wararka Maanta) – Kulan weyn ayaa maanta lagu qabtay xerada ciidamada SSC-Khaatumo ee deegaanka Guumays ee gobolka Sool, halkaas […]
Xasan Sheekh oo 40 arday waxbarasho jaamacadeed oo PhD ah u diray
Muqdisho (Wararka Maanta) – 40 Arday oo fursad waxbarasho oo PhD ah uu Madaxweyne Xasan […]
Xamza iyo Swan oo yeeshay kulan xasaasi ah iyo arrimaha looga hadlay + Sawirro
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta qaabilay Sii-hayaha Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha […]
Hadal uu yiri Xamza oo ‘kala shaki xooggan’ ka abuuray gudaha Somaliland
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maalmo kahor kulan su’aallo lagu weydiinayay ka sheegay in […]
Xog ka cusub diyaaraddii Itoobiya ee ku dhinteen dad Soomaali ku jirto
Addis Ababa (Wararka Maanta) – Waxaa soo baxeysa in la qariyay xogta diyaaraddii Ethiopian Airlines ee bur buri jirtay, taas […]
SOMALILAND oo ku dhowaaqday tallaabo ay qaadeyso kadib amarkii kasoo baxay DF
Hargeysa (Wararka Maanta) – Xukuumada Somaliland ayaa si adag uga jawaabtay tallaabaddii ay shalay qaaday dowladda federaalka Soomaaliya, taas oo […]
Xasan Sheekh oo sameeyay ballan-qaad la xiriira labada sano ee soo socota
Muqdisho (Wararka Maanta) – Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay khudbad ka jeediyay bandhigga waxqabadka xukuumadda […]
Macallimiintii ugu badneyd oo u fariisatay imtixaanka wasaaradda waxbarashada
Muqdisho (Wararka Maanta) – Waxaa maanta si rasmi ah u billowday imtixaan ay wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ku qaadaneyso macallimiin cusub […]