Source link
ALLBANAADIR
ISRAEL oo weerar kale ku qaadday Khan Younis
Gaza (Wararka Maanta) – Taangiyada ciidamada Israa’iil ayaa gunta magaalada Khan Younis ee koofurta Gaza gaaray Arbacadi shalay, isla markaana […]
BOOLISKA oo soo xiray askari xagdub wayn ka gaystay MUQDISHO
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa soo xiray askari ka tirsan ciidamada Booliska oo ku sugnaa degmada Dharkenley […]
PUNTLAND oo amar siisay ciidankeeda kadib diyaaradihii lagu qabtay Gaalkacyo
Garoowe (Wararka Maanta) – Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda Puntland Sarreeye Guuto Muumin Cabdi Shire oo ku sugan waqooyiga magaalada Gaalkacyo […]
Maxay ka dhigan tahay hanjabaadda kasoo baxday Ethiopia?
Addis Ababa (Wararka Maanta) – Dowladda Ethiopia ayaa shalay si adag uga hadashay xaaladda ammaanka ee gobolka Geeska Afrika, gaar […]
Al-Shabaab iyo ciidamada ATMIS oo dagaal culus uu ku dhex-maray Buulo-mareer
Buulo-mareer (Wararka Maanta) – Faah-faahino kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar culus oo ay xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab xalay […]
Wararkii ugu dambeeyay markab ku gubanayo Badda Cas iyo Xuutiyiinta oo…
Sanca (Wararka Maanta) – Howlgalka Iran ee Qaramada Midoobay ayaa Arbacadi sheegay, in kooxda Xuutiyiinta […]
Wasiir Jaamac oo ka hadlay taageerada Imaaraadka iyo damaca Itoobiya
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta tegay xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho, […]
DF oo xog cusub ka bixisay amarkii ay duldhigtay Ethiopian Airlines iyo Flydubai
Muqdisho (Wararka Maanta) – Maareeyaha Hey’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan ayaa faahfaahin ka bixiyey awooda dowladda ee dhanka […]
DF oo farriin yaab leh u dirtay Cali Dheere Afhayeenka Al-Shabaab
Muqdisho (Wararka Maanta) – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle ayaa galabta hanjabaad u diray Afhayeenka […]