Dhulka danta guud waa hanti qaran oo ay dowladdu leedahay. Hantidaa qaarkeed waxaa deggan dad danyar ah, qaar waa burbursanyihiin, […]
ALLBANAADIR
Kenya oo baareysa Sababtii keentay Shilkii Diyaaradeed uu ku geeriyooday Janaraal Francis Ogolla
Taliyihii ciidamada qalabka sida ee dowladda Kenya Janaraal Francis Ogolla iyo sagaal qof oo kale […]
Dowladda Iiraan oo sheegtay inuusan jirin wax weerar ah oo dibeda looga soo qaaday
Taliyaha guud ee ciidamada Iran ayaa sheegay in qaraxyada ka dhacay samada sare ee gobolka Isfahan ay la xiriirto habab […]
Taliyihii ciidamada Kenya oo shil dayuuradeed ku dhintay & DF oo ka tacsiyadeysay
Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa sheegay in taliyihii ciidamada milateriga ee dalkaasi iyo sagaal qof oo kale inay ku […]
Xiisad ka taagan dhulkii dab demiska & Booliska Somalia oo digniin soo saaray
Ciidanka Booliska Somalia ayaa digniin kama dambeys ah siiyey shacabka degan xerada dab damiska ee magaalada Muqdisho ka dib markii […]
DEG DEG: Israel oo weerar gantaalo ah ku qaaday gudaha dalka Iran
Israa’iil ayaa weerar gantaal ah waabarigii hore ee Jimacaha maanta ah ka fulisay gudaha Iran, sida ay sheegtay warbaahinta Maraykanka, […]
Wararkii u dambeeyey weerar saaka aroortii Israel ku qaaday gudaha Iran
Ka dib weerar gantalo ah oo Israel ku qaaday gobolka Isfahan ee dalka Iran, warbaahinta dowladda Iran ayaa ku warameysa […]
Mareykanka oo hor joogsaday in Falastiin xubin rasmi ah ka noqoto Qaramada Midoobay
Maraykanka ayaa Khamiistii codka diidmada qayaxan u isticmaalay qaraar ay soo diyaarisay Qaramada Midoobay, kaas […]
Milateriga Israel oo saacado gudahood ku dhowaad boqol shacab ah ku dilay Gaza
Ugu yaraan 91 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerarrada Israa’iil ee Gaza 24-kii saac ee la soo dhaafay, sida ay […]
Ciidanka Danab oo dilay xubno ka tirsan Al shabaab, nololna ku soo qabtay kuwo kale (Sawirro)
Cidanka kumaandooska Danab, ururka 162aad iyo Ciidanka nabad sugida Jubbaland Guutada Gurmad Qaran ayaa al […]