Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Cali Daahir Ciid oo uu wehliyo Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Galmudug Mudane Maxamed Cali Cantoobo […]
ALLBANAADIR
(Sawirro) RW Ku xigeenka oo qaabilay Orodyahan Guul u soo hoyay Somalia
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Cabdullaahi Jaamac Maxamed oo ah […]
Taliska Booliska Somaliland oo ka hadlay sababta loo xiray fanaanad Ugbaad aragsan
Waxa caawa magaalada Hargeisa lagu xirey fanaanada Soomaaliyeed ee caanka ah Ugbaad Aragsan, iyadoo Booliska […]
Fadeexad soo wajahday Orodyahano u kala dhashay Kenya & Itoobiya (Sawirro)
Orodyahanno Afrikan ah oo u kala dhashay Kenya iyo Itoobiya ayaa wajahaya fadeexad, kuwaaso la sheegay inay gacan ku siiyeen […]
Boliska Somaliland oo xabsiga u taxaabay fanaanada caanka ah ee Ugbaad Aragsan
Waxa caawa magaalada Hargeisa lagu xirey fanaanada Soomaaliyeed ee caanka ah Ugbaad Aragsan Ciidanka Booliska […]
Ismail Yusaf Baz (Abu Jacfar) oo lagu dilay duqeyn cirka ah oo lala beegsaday (Sawirro)
Milatariga Israa’iil ayaa sheegay in ay dileen taliye ka tirsan ururka Xisbullah ee koonfurta Lubnaan. […]
Axmed Cumar Max’ed oo loo dhaariyey xilkii uu magacaabay RW Xamse (Sawirro)
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta […]
Israa’iil oo ku adkaysatay inay jawaab ka bixinayso weerarkii Iran iyo caalamka oo indhaha…
Israa’iil ayaa u muuqata inay go’aansatay inay qaaddo tallaabo ay kaga aargudanayso ciidamada milateriga ah ee Iran, iyo qaar ka […]
Dagaal ka dhex qarxay Qowmiyadaha Amxaarada & Tigray ee dalka Itoobiya
Dagaallo ayaa dib uga bilow day dhulka ay ku muran san yihiin maamullada gobollada Amxaaradda iyo Tigreega ee dalka Itoobiya. […]
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo maanta xilka si rasmi ah ula wareegay (Sawirro)
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa xilalka uu kula wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka […]