Hargeysa (Wararka Maanta) – Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta la geeyay xasaanad ka xayuubinta Xildhibaan Maxamed Abiib Yuuusuf, oo shalay […]
ALLBANAADIR
NETANYAHU oo dib isaga riixay arrin uu Mareykanka ku cadaadinayo
Tel Aviv (Wararka Maanta) – Hogaamiyaha Israel Benjamin Netanyahu ayaa dib isaga riixay cadaadis gudaha iyo dibadda uga yimid Isniinti, […]
Itoobiya waxay kasoo horjeeddaa in Soomaaliya ay dhisato…
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta XFS Ambassador Daahir Maxamuud Geelle oo ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo […]
Sida loo qabtay xildhibaan Abiib iyo halka lagu hayo – Xog
Hargeysa (Wararka Maanta) – Faahfaahin dheeraad ayaa kasoo baxaysa xariga Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, kaasi […]
Somalia tightens control over coastal waters with new rules
Mogadishu (Wararka Maanta) – Somalia has enacted stringent new maritime regulations to manage vessel movement within its territorial waters better. […]
Xasan Sheekh oo bilaabay kulamo uu caalamka ugu bandhigayo gardarada Itoobiya
Muqdisho (Wararka Maanta) –Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay qaar kamid ah diblomaasiyiinta caalamiga ah ee […]
Maxkamadeynta qoys si yaab leh ula shaqey jiray Al-Shabaab
Muqdisho (Wararka Maanta) – Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta lasoo taagay qoys lacago badan u aruuriyey kooxaha Khawaarijta ah, qoyskaan […]
Jabuuti ma waxay Itoobiya siineysaa dekad ganacsi mise saldhig militery?
Jabuuti (Wararka Maanta) – Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay inay Ethiopia u soo bandhigtay hindise cusub oo xalin kara baahida ay […]
Laba arrin oo sabab u ah kala furashada FARMAAJO iyo FAHAD
Muqdisho (Wararka Maanta) – Agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa shalay shaaciyay inay kala furteen madaxweynihii hore […]
“Xildhibaanada Itoobiya taageeray waa in sawiradooda liis madow la galiyo haddii…”
Muqdisho (Wararka Maanta) – Xildhibaan Ilyaas Sheekh Axmed ayaa meel adag iska taagay in baarlamaanka Soomaaliya laga taageero Itoobiya oo […]