Hantidhowraha Guud ee JFS Mudane Axmed Ciise Guutaale ayaa saxiixay Is-afgarad laba-geesood oo u dhexeeya […]
ALLBANAADIR
Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo baaq muhiim ah u diray ganacsatada Kenya (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan la qaatay Ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Kenya, ayaa […]
Shirqool lagu afduuban lahaa laguna dili lahaa Madaxweyne Zelensky oo la fashiliyay
Ciidamada sirdoonka dalka Ukraine ayaa shaaciyay in ay fashiliyeen kana hortageen qorshe dowladda Ruushka soo […]
Militariga Soomaaliya oo lagu eedeeyey inay duqeymo ku dileen dad badan oo shacab
Hay’adda xuquuqda aadanaha u dooda ee Amnesty International ayaa sheegtay in duqeymo mataano ah oo ay fuliyeen militariga Soomaaliya, oo […]
Ciidamada Puntland oo qabtay Maraakiib iyo Doonyo ay la socdeen Ajaaniib (Sawirro)
Ciidamada badda ee maamulka Puntland ee PMPF ayaa howlgallo ay todobaadkan gudihiisa ka sameeyeen xeebaha degmooyin Puntland ku qabtay maraakiib, […]
Madaxweyne Qoor Qoor oo si weyn loogu soo dhaweeyay degmada Caabudwaaq (Sawirro)
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray […]
Maamulka Puntland oo eedeyn cusub u jeedisay Dowladda Federaalka Soomaaliya
Wasaaradda Cadaaladda, Arimaha Diinta, Dastuurka iyo Dhaqancelinta Puntland ayaa ku eedaysay dawladda Federalka Soomaaliya inay […]
Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo yeeshay Shir laba-geesood ah (Daawo Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo khudbad ka jeediyay shirka laba-geesoodka ah ee u dhexeeya […]
Tirada guud ee Shacabka Falastiin ay laayeen Ciidamada Israel oo la shaaciyay
Waxaa maalinba maalinta ka dambeysa sii kordheysa tirada khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka […]
Somaliland oo shaacisay in reer Galbeedka ku guul dareesteen in ay aqoonsadaan Somaliland
Maamulka goboleedka Somaliland ayaa muddo sannado ah raadinaya aqoonsi rasmi ah , si ay u […]