Ingiriiska ayaa goor dhow ku dhawaaqay tallaabooyin ka dhan ah Ruushka , kaddib markii xog-hayaha arrimaha gudaha Ingiriiska, James Cleverly […]
ALLBANAADIR
Maxay ka wada hadleen Wasiirada arrimaha dibeda dalalka Itoobiya & Turkiga?
Wasiirka Arrimaha dibadda Turkiga Hakan Fidan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay dhiggiisa Itoobiya, Taye Atske-Selassie […]
Maxay tahay digniinta Masar ka bixisay weerarka ciidamada Israel ku galeen Rafah?
Masar ayaa dhaleeceysay howgalka Israel ee Rafax, waxayna uga digtay in la wareegistooda goobta laga galo Rafax ay khatar ku […]
Faahfaahin laga bixiyey shaqaaqo dhimasho geysatay oo ka dhacday Laascaanod
Ciidanka Booliska SSC-Khaatumo ayaa ka warbixiyey israsasaynta xalay magaalada Laascaanood ku dhexmartay ciidan samaynayay howlgal […]
Ukuntii ugu qaalisaneyd abid oo lagu kala iibsaday lacag aad layaabi doonto !
Deeqsinimadu ma ahan arrin la xiriirta maalqabeennimada. Mana jirto tusaale kaga habboon sheekadan soo aadan. Hooyo Muslimad ah oo aad […]
Nin Soomaali ah oo Isniin walba guba kaam qaxooti oo ku yaalla dalka Jarmalka
Dalka Jarmalka waxa uu kamid yahay dalalka Yurub ee ay ku noolyihiin Soomaalida ugu badan isla markaana magan gelyo doonka […]
Haweeney labo maalin kaddib guurkeeda noqotay Garoob iyo dhibka ku dhacay !
Haweeney u dhalatay dalka Ukraine kana tirsaneyd ciidanka dalkaasi ayaa farxada guurkeeda labo maalin kaddib isku bedeshay murugo iyo ooyin, […]
War cusub oo kasoo kordhay Masaajid ay isku heestaan Soomaalida Amsterdam
Dacwadii u dhexeysay guddiga maamulka masjid QUBA, ee ku yaal magaalada Amsterdam ee dalka Holland ayaa mar kale guux ka […]
Afhayeenkii Wasaaradda Difaaca oo xilka laga qaaday iyo mid cusub oo la magacaabay
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa xilka ka qaaday afhayeenkii Wasaaradda Gaashaandhigga […]
Sawir Nairobi looga qaaday Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo hadal heyn dhaliyay !
Waxaa saacadihii lasoo dhaafay baraha bulshada si weyn loogu hadal hayay sawir magaalada Nairobi looga qaaday, Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya […]