Qatar ayaa maanta sheegtay in hoggaanka siyaasadeed ee Xamas ay ku sii nagaan doonaan Doha inta joogitaankoodu uu faa’iido u […]
ALLBANAADIR
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ku dhawaaqay hindise lagu casriyaynayo howlaha Wasaaradda
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Talaado ah shir-guddoomiyay kulan ay iskugu […]
Sarifle kooxda Al Shabaab u ahaa jaajuus xogta ciidanka siiya oo xukun adag lagu riday
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun adag oo xabsi ah ku riday Maxamed Cali Xersi Diirshe, oo lagu helay in […]
Shirkadaha Korontada oo Midoobay iyo Ra’isul Wasaare Xamse oo marqaati ka noqday (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay Heshiis lagu mideynayo qaar kamid shirkadaha korontada […]
Somaliland oo shaacisay in Ciqaab xun Muqdisho lagu marsiinayo Shan nin oo ku eedeysan dilkii…
Magaalada Muqdisho waxaa wali ku xiran shan nin oo la sheegay in ay kasoo jeedaan deegaannada maamulka Somaliland, kuwaa oo […]
Tirada cod-bixiyayaasha Somaliland ee sannadkan ka qeyb galaya Doorashada oo la shaaciyay
Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa madaxda xisbiyada iyo rurrada siyaasadda guddoonsiiyey liista kama-dambaysta ah ee cod-bixiyayaasha doorashada madaxtooyada iyo doorashada tooska […]
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo baaq nabadeed kasoo saartay dagaallo ka dhacay …
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS waxay baaq nabadeed u diraysaa beelaha […]
Haweeney Baraha bulshada taageero ugu muujisay maamulka Somaliland oo la xiray
Ciidamada booliiska qeybta gobolka Sool ee maamulka Khaatumo State ayaa xabsiga dhigay haweeney lagu eedeeyay […]
Booliiska Muqdisho oo qabtay rag si sharci daro ah mootooyinka A iyo B ugu buufinayay (Sawirro)
Ciidanka booliiska ee ka howlgala gobolka Banaadir ayaa gacanta Ku soo dhigay eedeysanayaal lagu qabtay […]
Markab dagaal oo Turkiga leeyahay oo maanta imaanaya Muqdisho iyo Madax sare oo…
Waxaa maanta oo Talaado ah lagu wadaa in dekadda magaalada Muqdisho kusoo xirto markab nuuca dagaalka ah oo leedahay dowladda […]