Muqdisho (Wararka Maanta) – Khilaaf cusub ayaa ka dhex qarxay wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha iyo xiriirrada ciyaaraha ee Soomaaliya kadib […]
ALLBANAADIR
Xamza oo wada-hadal xasaasi ah qasriga Baqdaad kula yeeshay Cabdi-Ladiif Rashiid
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay madaxweynaha dalka […]
Xasan Sheekh oo ka degay Asmara + Qorshaha safarkiisa (Sawirro)
Asmara (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar shaqo ku tagay magaalada Asmara ee caasimada dalka […]
Hanti-dhowrka oo xisaabiyaha qaranka & xafiiska RW u gudbiyay natiijada baarista…
Muqdisho (Wararka Maanta) – Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee JFS ayaa maanta gudbiyay natiijada baarista uu ku sameeyay sannad-maaliyadeedka dhammaaday ee […]
Xizbullah oo weerar culus ku qaaday saldhig muhiim ah oo Israel ay leedahay
Beirut (Wararka Maanta) – Ururka Xisbullah ee Lubnan ee taageerada ka hela Iran ayaa shaaciyay inay diyaaradaha aanan duuliyaha laheyn […]
Ballan-qaadkii Xasan iyo Golaha Wadatashiga oo beenoobay – Sidee wax u dhaceen?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Rejada ah inay doorashada Soomaaliya xilligeeda ku dhici doonto waa buurna. Xasan Sheekh iyo Farmaajo midkoodna […]
Ciidamada DF oo burburiyay saldhigyo ay lahaayeen Al-Shabaab
Xudur (Wararka Maanta) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay maanta ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ka […]
Natiijo lama filaan ah oo kasoo baxday doorashada Faransiiska
Paris (Wararka Maanta) – Natiijo lama filaan ah ayaa kasoo baxday wareegi labaad ee doorashadi baarlamaaniga aheyd ee Axaddii shalay […]
BOOLISKA oo faahfaahiyay howlgalka ka socda Dab-damiska
Muqdisho (Wararka Maanta) – Afhayeenka ciidamada booliska Soomaaliyeed, Cabdifitaax Aadan Xasan oo maanta shir jaraa’id u qabtay Wariyeyaasha ayaa ka […]
Ra’iisul wasaare XAMZA oo war culus kasoo saaray dagaalka LUUQ
Muqdisho (Wararka Maanta) – Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa looga hadlay dagaal beeleedka […]