
Daawo: Dad ajaanib ah oo maanta mogadishu lagu xukumay
mogadishu (Allbanaadir Media) – Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukuno xabsi ah ku riday labo nin oo mid yahay ajaanibi u dhashay dalka Tanzania, midna heysto dhalashada wadanka Sweden, asalkiisuna yahay Soomaali. Ninka […]