Dowladda Soomaaliya ayaa bilo kahor hakisay howlgalladii ka dhanka ahaa kooxda Al Shabaab ee ka socday deegaanno iyo degmooyin katirsan […]
ALLBANAADIR
Rag Calooshooda oo laga soo saaray in ka badan Boqol xirmo oo daroogo khatar ah !
Warbaahinta dalka Iran ayaa baahisay in ciidamada ammaanka dalkaasi, gaar ahaan kuwa ilaalada xuduudaha ay qabteen rag u dhashay dalka […]
Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka oo mar kale helay muddo kordhin farsameysan !
Waxaa shalay magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirkii Golaha Watashiga Qaran ee socday, waxaana shirka laga soo saaray war-murtiyeed shaki […]
Rag baaskiil kaga soo baxay Faransiiska oo ku wajahan Sacuudiga si ay usoo xajiyaan
Labo Nin oo saaxiibo ah oo ku nool dalka Faransiiska ayaa waxay go’aansadeen socdaal ay ku tegi doonaan dalka Sacuudiga, […]
Sheekh Aadan Madoobe iyo wafdi uu ku jiro Saadaq Joon oo Carta lagu soo dhaweeyay (Sawirro)
Gudoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu waheliyo Gudoomiyaha Baarlamaanka […]
Shir madaxeedka Jaamacadda Carabta oo taageero xooggan loogu muujiyay dowladda Soomaaliya
Shir Madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta, meertadiisa 33-aad oo lagu soo gaba gabeeyay dalka Baxreyn ayaa mar kale taageero loogu muujiyay […]
War-murtiyeed goordhaw laga soo saaray Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran
War-murtiyeed goordhaw laga soo saaray shirkii Golaha Wadatashiga Qaran, ayaa faah faahin badan looga bixiyay […]
Ra’isul Wasaare u dhashay dal Yurub kuyaalla oo loo hanjabay xilli la dhaawacay…
Ra’isul-wasaaraha dalka Poland, Donald Franciszek Tusk ayaa shalay oo Khamiis ah sheegay inuu helay fariimo loogu hanjabay in la dili […]
Itoobiya oo ka carootay hadal uu jeediyey safiirka Mareykanka ee Addis Ababa
Dowladda Itoobiya ayaa Khamiistii diiday khudbad uu jeediyay safiirka Mareykanka oo ku baaqay in si wanaagsan loo ilaaliyo xuquuqda aadanaha, […]
Israel oo War cusub ka soo saartay howlgalka ay ka wado degaanka Rafax
Wasiirka difaaca ee Israa’iil Yoav Gallant ayaa sheegay in Israa’iil ay ciidamo cusub oo dheeraad ah ay “gelin doonto gudaha […]