Tehran (Wararka Maanta) – Kadib shirqoolkii habeenkii Arbacada lagu dilay madaxii siyaasadda ee Xamaas Ismacil Haniyah, hogaamiyaha ruuxiga ah ee […]
ALLBANAADIR
Hakan Fidan oo ku wajahan Addis Ababa iyo xogta wada-hadallada DF iyo Itoobiya
Ankara (Wararka Maanta) – Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Hakan Fidan ayaa maalinta berri ah booqasho ku tagaya magaalada Addis Ababa […]
RUUSHKA oo ciidamo badan looga dilay dalka…
Dakar (Wararka Maanta) – Fallaagada gooni u goosadka ee ka dagaalanta waqooyiga Mali ayaa sheegay in ay dileen tobanaan dagaalyahanno […]
Somaliland oo tallaabo cusub u qaaday aqoonsi raadinta xilli uu socdo qorshe culus
Hargeysa (Wararka Maanta) – Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhowaaqday dhismaha guddi cusub oo loo xil-saaray howlaha aqoonsi raadinta, oo Somaliland […]
DIGNIIN laga soo saaray FUUSTO laga shakiyay oo kusoo caariday xeebaha…
Muqdisho (Wararka Maanta) – Booliska maamulka Puntland ayaa digniin culus kasoo saaray foosto laga shakiyay […]
Cudur lagu arkay Kenya oo laga baqayo inuu ku faafo dalal ay Soomaaliya ku jirto
Nairobi (Wararka Maanta) – Kenya ayaa xaqiijisay kiiskii ugu horreeyay ee furuqa daanyeerka oo laga helay qeybta koofur-bari ee dalka […]
Madax sare oo XAMAAS oo la shaaciyay dilkiisa maalin uun kadib khaarijinti Haniya
Tel Aviv (Wararka Maanta) – Millatariga Israel ayaa shalay sheegay in duqeyn cirka ah oo […]
Turkiga oo qaadaya tallaabaddii u horreysay ee shidaal qodista Soomaaliya
Ankara (Wararka Maanta) – Dowladda Turkiga ayaa qaadeysa tallaabaddii ugu horreysay kadib heshiiskii shidaal qodista Soomaaliya, ayada oo Soomaaliya usoo […]
Xasan Sheekh oo shaaciyay arrin ay ku xiran tahay midnimada Soomaaliya
Muqdisho (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo xalay casho sharaf ku maamuusay culumaa’udiinka ka qayb-galay shirweynaha labaad ee […]
Mareykanka iyo Ruushka oo sameeyay arrin taariikhi ah – Maxay tahay?
Moscow (Wararka Maanta) – Maraykanka iyo Ruushka ayaa is-weydaarsaday in ka badan 20 maxbuus oo ay iska kala hayeen qaarkoodna […]