Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP) tusaale u yahay […]
ALLBANAADIR
Ruushka oo lagu eedeeyay in Muhaajiriin Soomaali ku jiraan u tahriibinayo Galbeedka Yurub
Ra’isul-wasaaraha dalka Poland, Donald Tusk, waxa uu ku eedeeyey Dowladda Raashiya Isku-daygoooda ku aadan Qulqulka Kumanaan Muhaajiriinta ka soo gudbayo […]
Caa’isha Maxamed oo mar kale loo magacaabay in ay noqoto Wasiirka Gaashaandhigga Itoobiya
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya Abiy Axmed ayaa isku shaandheyn kooban ku sameeyay xukuumadiisa, waxa uuna xilka wasiirka Gaashaandhigga u magacaabay […]
Booliiska Muqdisho oo maanta xiray Oday wax ka sheegay hay’adaha garsoorka dalka
Ciidamada booliiska qeybta gobolka Banaadir, gaar ahaan saldhigga Waabari ayaa xabsiga dhigay Mascuud Cabdullaahi Afrax(Garweyne), […]
Goobo ganacsi oo kuyaalla Muqdisho oo dhac baahsan loo geestay iyo khasaaro ka dhashay
Kooxo burcad hubeysan ayaa xalay weerar ku qaaday goobo ganacsi oo kuyaalla degmooyinka Kaxda iyo Garasbaaley, waxa ayna halkaasi ka […]
Taliye Sambaloolshe oo xilal cusub u Magacaabay saraakiil ka tirsan NISA
Agaasimaha heyadda NISA C/llaahi Sanbaloolshe ayaa maanta sameeyay magacaabiddii u horreeysay tan iyo markii uu […]
Turkiga oo $6 Milyan ku bixinaya safaarad cusub oo Somalia loga dhisayo Ankara
Turkiga ayaa ka dhisaya magaalada Ankara dhisme noqonaya safaaradda Soomaaliya oo qiimahiisa lagu sheegay inay ku kacayso 6 milyan oo […]
Hoggaamiyaha SSC oo digniin ka bixiyey talaabo ay qorsheyneyso Somaliland
Hoggaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye ayaa Somaliland uga digay in ay dagaal kale ku soo qaado […]
Golaha amaanka QM oo daqiiqad u aamusay Madaxweynihii geeriyooday ee Iran & Israel oo..
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa daqiiqad u aamuseen madaxweynihii hore ee Iran Ebrahim Raisi oo ku dhintay shil dayuuradeed […]
Saraakiisha Booliska Gobolka Banaadir oo kulan xasaasi ah yeeshay (Sawirro)
Taliyaha Qeybta Guud Ee Boliiska Gobolka Banaadir G/sare Mahdi Cumar Muumin Ayaa kulan la Qaatey […]