Ciidanka xoogga dalka Ururka 47-aad ee Guutada 8-aad ee Qeybta 60-aad ayaa waxaa isku soo dhiibay Cali Guudow Madey oo […]
ALLBANAADIR
Dowlada Iran oo markii ugu horeysey shaacisay iney la soo xiriirtay Israel
Iran ayaa markii u horreysay xaqiijisay iney jirtay fursad ay soo bandhigtay Israa’iil si ay u joojiso dagaalka Qasa ama […]
Sidee Cali Guudlaawe loogu soo dhoweeyey degaanka Qod-Qod? (Sawirro)
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa si diirran maanta loogu soo […]
Booliska Muqdisho oo xiray nin falal anshax daro ah ku faafiyey barta Tiktok
Ciidanka Boliiska Gobalka Banaadir gaar ahaan Saldhigga Boliiska Hodan ayaa soo xiray eedeysane lagu magacaabo […]
DF oo si kulul uga hadashay xasuuqa & gumaadka lagu hayo shacabka Falastiin
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, ayaa sheegay sida ay Soomaaliya uga […]
Inger Anderson oo DFS ku amaantay wax ka qabashada dhibaato Dalka taagan (Sawirro)
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta qaabilay agaasimaha barnaamijka Qarammada Midoobay […]
Madaxweyne Guudlaawe oo maanta kormeeray Mashaariic laga fuliyay Matabaan (Sawirro)
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta soo kormeeray 25-mashruuc oo maamulkiisa ka hirgeliyay degmada Matabaan […]
Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka maamulka Garaadka Macmalka ee ee AI
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS Maxamed Aadan Macalin Cali (Soomaali) ayaa Magaalada Geneva kaga qeyb- […]
Dowladda oo Digniin u dirtay dadka Warbaahinta iyo baraha bulshada sida khaldan u isticmaala
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta C/raxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa ka hadlay dadka sida qaldan u isticmaala barah bulshada ee ku soo […]
Ra’isul Wasaare Xamse iyo Safiirka Imaaraadka oo gaaray Balcad iyo Ujeedka (Sawirro)
Ra’iisul WasaarAha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku tagey Balcad kormeer lagu dardargelinayo billawga wajiga saddexaad […]