Baydhabo (Wararka Maanta) – Madaxweynaha dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen oo maanta dalka dib ugu soo laabtay safar maalmo qaatay […]
ALLBANAADIR
Jawaab la’aanta Itoobiya ee yaboohii Jabuuti oo muujinaysa damac halis ah
Addis Ababa (Wararka Maanta) – Dhawaan dowladda Jabuuti ayaa ugu yaboohday dowladda Itoobiya inay siinayso deked ay si buuxda u […]
Nin bililiqeystay hanti ay lahayd dowladdii Siyaad Barre oo hadda soo celiyay + Sawirro
Maxaas (Wararka Maanta) – Mid kamid ah Odayaasha ku dhaqan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa maanta sameeyay arrin cajiib […]
Xildhibaanno ka horyimid tallaabadii uu qaaday Sheekh Aadan Madoobe
Muqdisho (Wararka Maanta) – Xildhibaanno ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa ka horymid tallaabadii uu dhowaan qaaday guddoomiye Sheekh […]
BF Soomaaliya oo dib u furmaya, kadib maalmo uu hakad galay
Muqdisho (Wararka Maanta) – Waxaa maanta dib u bilaabanaya kulamadii caadiga ah ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maalmihii lasoo dhaafay […]
Danjiraha Soomaaliya ee Mareykanka oo ballan qaad u sameeyay saaxibadiisa SIMAD
Muqdisho (Wararka Maanta) – Danjiraha cusub Soomaaliya ee dalka Mareykanka Daahir Xasan Carab oo xalay munaasabad sagootin ah loogu sameeyay […]
Ciidamada Liyu Boolis oo dad shacab ah ku laayay gobolka Shabeelle
Jigjiga (Wararka Maanta) – Faah-faahinoo dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal gelinkii dambe ee shalay ka […]
Darawal u dhashay Urdun oo dilay saddex Isra’iliiyin ah, kadib markii…
Gaza (Wararka Maanta) – Masuu’liyiinta Isra’il ayaa Axaddii sheegay, in nin hubeysan oo u dhashay dalka Urdun uu saddex qof […]
Dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo ka soo dacwooday Wasiir ka tirsan DF
Muqdisho (Wararka Maanta) –Wasaaradaha dowlad goboleedyada dalka iyo Agaasinka caafimaadka gobolka Banaadir ayaa soo saaray bayaan ay ku joojiyeen, dacwana […]
Mukhtaar Roobow oo su’aal adag laga weydiiyey Sheekh dil ku hanjabay
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta ee xukuumadda Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa galabta wajahay su’aalo adag […]