Muqdisho (Wararka Maanta) – Madaxda HirShabelle oo uu gu horreeyo madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen iyo qaar kamid ah golihiisa wasiirada […]
ALLBANAADIR
Madaxweyne DENI oo arrimo xasaasi ah la wadaagay Beesha Caalamka + Sawirro
Nairobi (Wararka Maanta) – Madaxweynaha maamulka Puntland, Mudane Saciid Cabdullahi Deni oo haatan ku sugan magaalada Nairobi ee caasimada dalka […]
Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo ka dhacay duleedka Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Wararka Maanta) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal beeleed maanta ka dhacay deegaan hoostaga […]
DF Soomaaliya oo dalacsiisay saraakiil sameeyay naf hurnimo
Muqdisho (Wararka Maanta) – Waxaa magaalada Muqdisho ka qabsoomtay munaasabad heer sare ah oo lagu dallacsiinayo saraakiil ka tirsan ciidanka […]
Ganacsiyada Boosaaso oo maalintii labaad xiran + SABABTA
Boosaaso (Wararka Maanta) – Waxaa maalintii labaad xiran inta badan xarumaha ganacsiga Boosaaso, iyada oo ganacsatada ay ka cabanayaan lacago […]
Maxay Puntland ka tiri $6 Milyan ee dowladda Xasan Sheekh ay sheegtay inay siisay?
Garoowe (Wararka Maanta) – Maamulka Puntland ayaa markii ugu horreysay ka hadlay lacag $6 Milyan ah oo dowladda dhexe ay […]
BIDEN oo soo muuqday isaggoo ilmaynaya xilli uu macasalaameynayay…
Washington (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xalay ka jeediyay furitaanka Shirweynaha Xisbiga Dimoqraadiga ee ka socda magaalada […]
Biixi oo u hoyday jiidda hore sannad kadib markii ciidankiisa laga saaray Laascaanood
Oog (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa markii u horreysay gaaray degmada Oog ee Gobolka Sool, halkaas […]
Bilinken oo riixaya heshiis xabad-joojin oo ka dhaqan gala GAZA
Washington (Wararka Maanta) – Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa Isniintii sheegay in Ra’iulwasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu uu aqbalay […]
Soomaalida dadaashay ee ku nool Yurub oo la abaal-mariyey
Schiedam (Wararka Maanta) – Munaasabadan lagu abaal marinayey haldoorka bulshada Soomaaliyeed kuwooda ku dhaqan qaraada Yurub, gaar ahaan kuwooda dadaalay ee […]