Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulan […]
ALLBANAADIR
Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga Dhaxe oo Maanta Muqdisho lagu daahfuray (Sawirro)
Kusimaha guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada maamulka gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa maanta […]
Deni oo dacwad ka dhan ah dowlada Somalia u diray Beesha caalamka (Akhriso)
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qoraal uu u diray beesha caalamka waxa uu ku codsaday in si siman loo […]
Axmed Madoobe oo la kulmay wafdi ka socda DF oo hal arrin u tagay Kismaayo (Sawirro)
Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Maareeyaha hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangalinta Qaranka Cabdiwali Cali […]
Benny Gantz oo iska casilay Golaha Wasiirada dagaalka Israel & Netanyahu oo..
Xubin muhiim ah oo ka tirsan golaha wasiirada ee dagaalka Israel Benny Gantz ayaa iska casilay xukuumadda degdega ah ee […]
Farmaajo oo War ka soo saaray colaada ka dhex aloosan Xeraale & Caabudwaq
Madaxweynihii hore ee Somalia Max’ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa baaq nabadeed u diray beelihii ku dagaalamay […]
Ajendayaasha Kalfadhiga Shanaad ee Golaha Shacabka oo la ansixiyey (Sawirro)
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulanka […]
Masuuliyiin katirsan Maxkamadda Ciidamada Puntland oo xabsiga la dhigay
Maamulka Puntland ayaa xabsiga u taxaabtay mas’uuliyiin ka tirsan Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Puntland […]
Madaxweyne Laftagareen oo xarigga ka jaray 200-guri oo loo dhisay Barakacayaal (Sawirro)
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xariga ka jaray 200 oo guri oo loo dhisay qaar kamid […]
Ciidamada Dowladda oo qaaday tallaabo deg deg kaddib dagaalkii ka dhacay Galgaduud
Wararka ka imaanaya degmooyinka Caabdudwaaq iyo Xeraale ayaa saakay sheegaya in xaalada goobihii shalay ay […]