Baydhaba (Wararka Maanta) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta kusii jeeda […]
ALLBANAADIR
AXMED KARAASH oo DF u diray hanjabaad ka dhan ah qorshaheeda shidaalka
Garowe (Wararka Maanta) – Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa qoraal hanjabaad ah ka soo […]
Nin soo celiyay shidaal uu dowladda Soomaaliya ka dhacay 1991-kii (Warbixin)
Muqdisho (Wararka Maanta) – Muumin Fiidow Rooble, ayaa dib dawladda Soomaaliya dib ugu celiyay shidaal uu 33 sano ka hor […]
Macalimiintii Muqdisho oo Shabaab aaday khatarna ugu jirta duqeyn iyo DF oo ogaatay
Muqdisho (Wararka Maanta) – Kooxda Al-Shabaab ayaa u yeertay Macalimiinta goobaha waxbarashada ee iskuullada iyo jaamacadaha, waxaana xaalad halis ah […]
Nabadoon oo shaaciyey qorshe yaab leh oo Laftagareen ka dhex wado Hawiye iyo Raxanweyn
Muqdisho (Wararka Maanta) –Guddoomiyaha Golaha Badbaado Bulsho Nabadoon Abaabul ayaa si adag uga jawaabay qorshaha madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen […]
PUNTLAND oo qaaday tallaabo culus oo ka dhan ah Xasan Sheekh
Garoowe (Wararka Maanta) – Maamul goboleedka Puntland ee uu hoggaamiyo madaxweyne Saciid Cabdullahi Deni ayaa qaaday tallaabo culus oo ka […]
DF oo dalab culus u dirtay dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya
New York (Wararka Maanta) – Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Abuukar Cusmaan Baalle oo hadal ka jeediyay kulanka Golaha […]
Abiy Ahmed oo hanjabaad cusub diray xilli ay kasii dareyso xiisadda gobolka
Addis Ababa (Wararka Maanta) – Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Axaddii ka digay in dalkiisa uu “dulleyn doono” dal […]
XAMZA oo war culus kasoo saaray xiisadda Itoobiya iyo arrinta Masar
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo maanta khudbad ka jeediyay magaalada Muqdisho ayaa mar […]
Wasiir Jaamac oo si kulul ugu jawaabay Laftagareen
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo qoraal dheer soo saaray ayaa si adag ugu […]