Muqdisho (Wararka Maanta) – Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu habeenkii Talaadaddii la kulmay qaar kamid ah xildhibaannada labada aqal ee […]
ALLBANAADIR
SOOMAALIYA oo gaartay guul kale oo taariikhi ah
Muqdisho (Wararka Maanta) – Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay golaha dhowrista xogta caalamka (Global Privacy Assembly – GPA). […]
Maxaa ku qoran warqada uu Cabdi Xaashi ka helay masuulka u sareeya barlamanka Carabta?
Muqdisho (Wararka Maanta) — Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxaa xafiiskiisa soo gaartay warqad ka timid […]
IMF oo war cusub kasoo saartay hanaanka maaliyada dalka – Dib u dhac mise horumar?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa soo saartay warbixinteeda ku aadan hannaanka dib-u-eegista 4-aad wajigiisa 2-aad […]
Jubaland oo dhowr tallaabo qaadeysa ka hor doorasho
Kismaayo (Caasimada Online0 – Maamulka Jubaland ayaa billaabay tallaabooyin dhawr oo is xig-xiga ka hor inta aysan u jeedsan qabanqaabada […]
Go’aankii DF ee ka dhanka ahaa UNSOM oo hir-galay
New York (Wararka Maanta) – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa shalay ansixiyay ansixiyay in Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta […]
Wasiir Fiqi oo weerar culus ku qaaday mucaaradka iyo madax goboleedyada dalka
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa qoraal kulul ugu jawaabay siyaasiyiinta mucaaradka iyo maamul […]
BF oo u yeeray taliyaasha ciidamada iyo wasiirka difaaca, kalana hadlay arrin xasaasi ah
Muqdisho (Wararka Maanta) – Guddiga Maaliyadda ee labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan isugu yeeray wasiirka gaashaandhigga, wasiir […]
Xasan Sheekh oo mar kale jeediyey khudbad u saabsan dastuurka
Muqdisho (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo xiray kulan cilmiyeedka afaraad ee Xarunta […]
ABIY Axmed oo ku dhowaaqay arrin uga sii dareysa xiisada badda
Addis Ababa (Wararka Maanta) – Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa sheegay in Ethiopia aysan ku dooneyn helista galaanka Badda […]