Dooddii ugu horreysay ee telefishin laga sii daayo sanadkaan ee dhexmartay madaxweynaha hadda Joe Biden iyo madaxweynihii hore Donald Trump, […]
ALLBANAADIR
Saldhig ciidanka ATMIS ku leeyihiin degaanka Danow oo la weeraray
Dagaal ayaa ka dhacay degaanka Danow ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kaasoo u dhaxeeyay Ciidamada Uganda […]
Dibed-baxyo weli ka sii socda Kenya xili uu Ruto ka laabtay sharcigii carada dhaliyey
Kenya ma jiro wax isbeddel ah oo ka dhashay sharcigii maaliyadda ee madaxweyne Ruto uu dib u celiyay, kaasoo dhaliyay […]
Xamse Barre oo xil cusub u Magacaabay Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibeda (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta xil cusub u magacaabay Wasiiru Dowlaha Arrimaha […]
Mareykanka oo xoojinaya joogitaankiisa Milateri ee Somalia ka dib arrin soo korortay
Mareykanka waxaa laga yaabaa inuu sare u qaado joogitaankiisa militari ee gudaha Soomaaliya, sababo la […]
Muxuu Xassan Shiikh kala hadlay Masuuliyiinta gobolada woqooyi ku metela DF? (Sawirro)
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan Qado sharaf ah la qaatay mas’uuliyiinta hay’adaha dowladda Federaalka ku matala gobolada Waqooyi […]
Erdogan oo shaaciyey talaabo uu qaadayo haddii Isra’iil weerarto Lubnaan
Madaxweyne Erdogan oo hadal u jeediyay Xildhibaannada xisbigiisa AK Party, wuxuu u xaqiijiyay inuu Turkiga taageerri doono Lubnaan haddii ay […]
Puntland iyo Galmudug oo war kasoo saaray dagaal dhiig badan ku daatay oo u dhaxeeya labo beel
Dagaal dhiig badan ku daatay oo u dhaxeeyay labo beel oo kasoo kala jeeda maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa saakay […]
Itoobiya oo si jees jees ah u beenisay Eedeyn culus oo uga timid dowladda Soomaaliya
Dowladda Itoobiya ayaa beenisay eedeyn uga timid dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku aadan in ciidankooda ay si sharcidarro ah uga […]
Abiy Axmed oo beeniyay Warar laga faafiyay heshiiskii Badda ay la galeen maamulka Somaliland
Waxaa saacadihii lasoo dhaafay baraha bulshada iyo warbaahinta qaar ee dalka Itoobiya lagu faafiyay, warar […]