Garoowe (Wararka Maanta) – Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Ilyaas Lugatoor oo Wariyeyaasha kula hadlayay magaalada Garoowe ayaa eedeyn culus […]
ALLBANAADIR
Laftagareen oo ka tegay Muqdisho kadib fashilkii ku yimid shirkii GWQ + Sawirro
Baydhaba (Wararka Maanta) – Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta isaga tegay magaalada Muqdisho, wuxuuna […]
Xamza oo shaaciyay go’aan la xiriira doorasho qof iyo cod iyo halka lagu qabanayo
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo xalay ka qayb-galay munaasabad ka dhacday Xarunta […]
Gaari siday qaraxyo oo la burburiyay kadib markii la helay…
Xudur (Wararka Maanta) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Bakool ayaa sheegaya in saaka ciidamada Xoogga dalka, gaar ahaan guutada […]
Israey oo dad bada ku dishay duqeyn ay ka fulisay Lubnaan
Beirut (Wararka Maanta) – Saraakiisha Lubnan ayaa sheegay in ugu yaraan 27 qof lagu dilay […]
Madaxweyne Xasan oo farriin culus oo la xiriirta doorashooyinka u diray shacabka
Muqdisho (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo si weyn ugu dhagan qorshaha doorasho qof iyo cod ah […]
slot makine
Sanal veya internet kumarhaneleri olarak da bilinen çevrimiçi kumarhaneler, insanların kumar oynama biçiminde devrim yarattı. Bu platformlar, geleneksel olarak fiziksel […]
bedava freespin veren siteler
Özellikle son zamanlarda 100 TL ve 50 tl deneme bonusu kampanyaları çok fazla ilgi görmektedir. Sitemizi takip ederek 30 TL, […]
Masar iyo Jabuuti oo kala saxiixday heshiis cusub oo…
Jabuuti (Wararka Maanta) – Dowladaha Jabuuti iyo Masar ayaa kala saxiixday heshiis iyo qandaraas heerkiisu sarreeyo oo ku saabsan dhismaha […]
Farmaajo oo kashifay qorshe sababay ‘fashilka shirka golaha wadatashiga qaranka’
Muqdisho (Wararka Maanta) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa war ka soo saaray shirka golaha wadatashiga qaranka, […]