Mareykanka oo ka qeyb qaatay dagaalkii Ceeldheer & DF oo War cusub soo saartay

Posted on

Dowlada Somalia ayaa faahfaahin ka bixisay dagaalo culus oo maanta degmada Ceeldheer iyo nawaaxigeeda ku dhexmaray ciidanka xoogga dalka iyo Macawisley oo hal dhinac ah iyo xoogaga Al shabaab  oo weerar qaraxyo ku bilowday soo qaaday.

War saxaafadeed ka soo baxay dowlada Somalia ayaa lagu sheegay in dagaalkaas jab xoogan lagu gaarsiiyey Al shabaab, iyadoo dagaalka oo dhowr meelood ka dhacay ay bar bar socdeen duqeymo dhinaca cirka ah oo ay fuliyeen ciidamada Mareykanka.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Source link