Guddoonka labada Aqal oo go’aamiyay Xilliga la furayo kalfdahiga 5-aad ee labada Aqal

Posted on




Guddoonka labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta go’aamiyay xillga rasmiga ah ee la furayo kalfadhiga 5-aad ee yeelanayaan xildhibaanada labada Aqal.

War-saxaafadeed ay si wadajir ah usoo saareen guddonka labada Aqal ayey ku go’aamiyeen in maalinta sabtida ah oo ay taariikhdu ku beegantahay 6-da bisha Luulyo 2024 uu furmi doono kalfadhiga shanaad ee Baarlamaanka 11-aad.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com




Source link