Muqdisho (Wararka Maanta) – Maxkamadda sare ee ciidamada qalabta sida ayaa maanta soo saartay go’aanka ka dambeysta ah ee laga […]
Category: Wararka Maanta
Dib miyaa loo qiimeyn doonaa xayiraadda hubka ee laga qaaday Soomaaliya?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Su’aallo iyo culays wayn ayaa ka dhashay dhacdadii hubka lagu boobay ee ka dhacday waqooyiga gobolka […]
Madaxweyne Biden oo laga helay COVID-19 xilli uu wajahayo cadaadis horleh
Laas Vegas (Wararka Maanta) – Madaxweyne Joe Biden ayaa laga helay COVID-19 mar uu Arbacadii u safrayay magaalada Las Vegas […]
DF oo wafdi culus u direysa Caabudwaaq iyo qorshe culus oo socda
Caabudwaaq (Wararka Maanta) – Dowladda Soomaaliya ayaa maanta wafdi culus u direysa magaalada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud, si ay […]
Wararkii ugu dambeeyay dad SHACAB ah oo lagu dilay Gaalkacyo
Gaalkacyo (Wararka Maanta) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil dad shacab ah xalay loogu gaystay bartamaha magaalada […]
Ugaaska Beesha Sade oo ganafka ku dhuftay hanjabaaddii DF, soo saaray dalab culus
Caabudwaaq (Wararka Maanta) – Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo ah Ugaaska guud ee Beesha Sade oo la hadlay warbaahinta ayaa […]
Safar uu duqa Minneapolis ku tegi lahaa Muqdisho oo olole qabyaalad lagu baajiyey
Minneapolis (Wararka Maanta) – Duqa magaalada Minneapolis Jacob Frey iyo madaxa booliksa magaalada Brian O’Hara ayaa baajiyey safar qorshuhu ahaa […]
WAARE oo la saftay qorshe ay Itoobiya ka dhex wadday ururka IGAD
Jabuuti (Wararka Maanta) – Madaxweynihii hore ee HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hor yimid mowqifka dowladda Federaalka Soomaaliya kadib […]
Xildhibaan Saabir Shuuriye eedeyn yaab leh oo hubkii la xiriirta u jeediyey Qoor Qoor
Muqdisho (Wararka Maanta) – Xildhibaan Cabdisaabir Nuur Shuuriye oo ka tirsan golaha shacabka ayaa si toos ah hubkii lagu dhacay […]
DF oo qabatay nin Itoobiyaan ah oo wata ‘Tattoo’ kana tirsan Al-Shabaab (Sawirro)
Buuloburde (Wararka Maanta) – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa maanta nolosha ku qabtay dhagarqabe Khawaarij ah […]