Hargeysa (Wararka Maanta) – Wararka naga soo gaaraya Somaliland ayaa sheegaya in weli ay socoto tirinta codadka doorashadii shalay ka […]
Category: Wararka Maanta
Mareykanka oo 30 sano ku xukumay laba Soomaali ah oo horey xilal u soo qabtay
Minneapolis (Wararka Maanta) – Laba nin oo Soomaali ah oo lagu kala magacaabo Abdi Yuusuf Hassan iyo Mohamed Tahlil Mohamed […]
Kenya oo ku soo baxday xiisadda Jubaland iyo DF + Shuruudaha labada dhinac
Muqdisho (Wararka Maanta) – Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa si cad u diiday dalab uga yimid Madaxweynaha Jubbaland Axmed […]
Taliyihii xilka laga qaaday ee xoogga dalka oo hal arrin ku amaanay Xasan Sheekh
Muqdisho (Wararka Maanta) – Taliyaha cusub ee ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi ayaa caawa xilka kala wareegay […]
Goorta lasoo saarayo natiijada doorashada Somaliland oo la shaaciyey
Hargeysa (Wararka Maanta) –Dadweynaha Somaliland ayaa saakay u dareeray doorasho is huwan oo si weyn isha loogu hayo, taasi oo […]
BFS oo maanta ka dooday warbixin xasaasiya oo doorasho qof iyo cod ah
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ku-simaha guddoomiyaha ahna guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo ay wehliyaan guddoomiye […]
Walaaca kororka ciidamada ITOOBIYA ee ku sugan Soomaaliya oo sii kordhaya
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ciidamada Itoobiya ee ku sugan gudaha dalka ayaa kordhay, xilli ay meel xasaasi ah mareyso xiisadda […]
Wasiirka amniga iyo James Swan oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasiirka amniga gudaha XFS Cabdullaahi Fartaag ayaa kulan lagu xoojinayo amniga […]
Somalia iyo Masar oo dib u eegis ku sameeyay go’aanadii Asmara iyo Masar oo ku dhowaaqday…
Riyadh (Wararka Maanta) – Dowladda Soomaaliya iyo Masar ayaa dib u eegis ku sameeyay go’aanadii kasoo baxay shirkii saddex geesoodka […]
Taliye ASAD oo kulan isugu yeeray saraakiisha Booliska, kadibna faray…
Muqdisho (Wararka Maanta) – Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi (Diyaano) ayaa maanta kulan ballaaran isugu yeeray […]