As Ali-nur Salad Hassan spends his third consecutive day in detention, the Somali government continues to defy calls for the […]
Category: Wararka Maanta
Twice elected, Twice failed: The political tragedy of Hassan Sheikh Mohamud
On of the 99 names of Allah (Swt) is Al-Ghafour meaning he who is intensely forgiving, mostly forgiving if one […]
Somaliland oo digniin adag u dirtay Turkiga kadib qorshe culus oo soo kordhay
Hargeysa (Wararka Maanta) – Maamulka Somalilanad ayaa digniin u diray dowladda Turkiga oo qorsheyneysa inay Markab u soo diraan xeebaha […]
Wasiirkii SOOMAALIGA ahaa ee waardiyaha ka noqday MAREYKANKA
Nairobi (Wararka Maanta) – Burburkii dowladdii dhexe ee dalka, dadka Soomaaliyeed waxay waayeen waxkasta oo ku tiirsanaa dowladnimada sida sumacadii, […]
XASAN SHEEKH ma isfuran doona oo dad ma usoo xiri doona arrinta hubka?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Baarlamaanka Soomaaliya ayaa meel adag iska taagay hubkii sharci darrada ahaa ee dhawaan lasoo galiyay gudaha […]
A/Madoobe iyo Shacbaan oo tegay guriga Sheekh Cusmaan Xiddig kadibna…
Muqdisho (Wararka Maanta) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe oo ay wehliyaan hab-dhowraha golaha shacabka iyo xildhibaano ayaa tacsi […]
Golaha wasiirada oo ansixiyay heshiis cusub oo lala soo galay Imaaraadka Carabta
Muqdisho (Wararka Maanta) – Golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah kulankoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalada […]
Dhacdo argagax leh oo Borama ka dhacday kadib markii ilmo yar lagu riday…
Boorama (Wararka Maanta) ― Ciidamada Dab-demiska maamulka Somaliland oo gurmad deg-deg ah sameeyay ayaa soo bad-baadiyay ilmo yar oo musqul […]
Xasan oo guddoomiyaha barlamanka EAC kala hadlay 3 qodob muhiim ah
Muqdisho (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay guddoomiyaha golaha baarlamaanka bulshada bariga afrika, […]
SOMALILAND oo aqoonsi cusub heshay kadib codeyn ka dhacday…
Hargeysa (Wararka Maanta) – Maamulka Somaliland ee gooni isu-taagga ayaa haatan helay aqoonsi cusub, kadib codeyn ka dhacday magaalada Liverpool […]