Mumbai (Wararka Maanta) – Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka India oo lagu magacaabo Raghav Chadha ayaa tusaale xun usoo qaatay Soomaaliya […]
Category: Wararka Maanta
Hab-dhaqanka dowladda Xasan Sheekh oo laga digayo inuu caawiyo dhinac halis ah
Muqdisho (Wararka Maanta) – Sida aad u qaabeyso xukunkaaga ayaa dhalin karta jaceyl ama naceyb, kalsooni ama kala shaki bulsho. […]
DF Soomaaliya oo mamnuucday in dalka la keeno…
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku dhowaaqday in aan dalka la keeni karin daawooyinka loo isticmaalo maandooriyaasha, […]
Villa Somalia oo xog ka bixisay ciidamo cusub oo Turkiga usoo dirayo Soomaaliya
Muqdisho (Wararka Maanta) – La-taliyaha amniga qaranka ee madaxweyne Xasan Sheekh oo faah-faahin ka bixiyay ciidamada Turkiga usoo dirayo Soomaaliya […]
Somaliland oo ogolaatay arrin ay muddo diidaneyd oo la xiriirta SSC-Khaatumo
Hargeysa (Wararka Maanta) – Xukuumada Somaliland ayaa markii u horreysay shaacisay inay diyaar u tahay in wada-hadal la furto hoggaanka […]
Tirada dhimashada ee dhul-go’ii Ethiopia oo aad u korortay
Addis Ababa (Wararka Maanta) – Waxaa sii kordhaysa tirada dadka ku dhintay dhul-go’ii ka dhacay dalka Ethiopia. Sida ay shaacisay […]
Soomaaliya kuma tala-galeyso in dalkeeda loo difaaco ee…
Muqdisho (Wararka Maanta) – La-Taliyaha amniga qaranka Xuseen Macalin oo ka hadlay heshiisyada difaaca ee Soomaaliya la gasho dalalka saaxiibka […]
Diyaaradaha dagaalka Ruushka oo lagu arkay xuduudda Mareykanka – Maxaa soo kordhay?
Washington (Wararka Maanta) – Maraykanka ayaa sheegay in diyaaradaha dagaalka ee Ruushka iyo Shiinuhu inay ku soo dhowaadeen xuduudda hawada […]
Villa Somalia oo shaacisay sida keliya ee ciidanka Itoobiya ku joogi karaan dalka
Muqdisho (Wararka Maanta) – La-Taliyaha Amniga Qaranka Xuseen Macalin Maxamuud ayaa shaaciyay sida keliya ee ciidanka Itoobiya uga sii mid […]
Fahad Yaasiin oo Xasan Sheekh u jeediyey eedeyn yaab leh oo Puntland ku saabsan
Muqdisho (Wararka Maanta) – Agaasimihii hore ee hey’adda NISA Fahad Yaasiin ayaa soo saaray qoraal […]