Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa war cusub kasoo saartay doorashadii ka dhacday Somaliland, taasi oo ay sheegtay […]
Category: Wararka Maanta
Maxaa ka jira in DF ay xirtay bogagii Facebook ee Saciid Deni iyo Lugatoor?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka jawaabtay eedeymo uu ujeediyay maamulka Puntland, kuwaasi oo la xiriiray in […]
ITOOBIYA oo farriin u dirtay Somaliland kadib doorashadii ka dhacday
Addis Ababa (Wararka Maanta) – Dowlada Itoobiya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay doorashada Somaliland, ayadoo farriin u dirtay shacabka […]
Maxaa looga hadlay bayaanka 31 QODOB ee maanta soo saartay DF
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay bayaan ka kooban 31 qodob oo lagu faah-faahiyey waxyaabihii dhacay […]
Guddiga KMG ee diyaarinta xeerarka doorashada oo qaaday tallaabo cusub
Muqdisho (Wararka Maanta) – Guddiga kumeel-gaarka ah ee labada Gole ugu xil-saaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka, ururada/axsaabta iyo sharciga dhisida guddiga […]
Dad la yaqaan guurso dad la yaqaan beey dhalaane (Qeybtii 1-Aad)
HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Aan ku hormaro’e […]
Wararkii ugu dambeeyay ee tirinta codadka doorashada S/Land – Yaa hoggaaminaya?
Hargeysa (Wararka Maanta) – Waxaa si rasmi ah u soo dhammaaday goordhoweyd tirinta codadka doorashada madaxtinimada iyo tan xisbiyada ee […]
Maxaa yaallay saldhigyada xuutiyiinta ee Mareykanka uu duqeeyey?
Sanca (Wararka Maanta) – Mareykanka ayaa shaaciyay in ay fuliyeen weeraro dhowr ah kooban oo ay la beegsadeen Xuutiyiinta Yemen. […]
QM oo ku dhowaaqday taageero maaliyadeed oo Soomaaliya ay siineyso
Muqdisho (Wararka Maanta) – Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday inay $5 milyan kasoo saartay Sanduuqa Dhexe ee Gargaarka Degdegga ah […]
Axmed Madoobe iyo Xamsa oo qaaday tallaabooyin hoos u dhigaya xiisada – Maxaa socda?
Muqdisho (Wararka Maanta) –Madaxweynaha Jubbaland ayaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ka qaaday ciidamo iyo gaadiid dagaal oo maalmihii lasoo […]