MUQDISHO (SMN) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay ciidamo cusub oo loo diyaariyay inay sugaan amniga Muqdisho, waxaana […]
Category: Wararka Maanta
BF Soomaaliya oo buuq kadib ansixiyay sharci xasaasi ah
Muqdisho (Wararka Maanta) – Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho […]
Soomaaliya oo ka hartay loolanka kursiga Midowga Afrika
Muqdisho (Wararka Maanta) – Soomaaliya ayaa gebi ahaanba isaga hartay tartanka iyo loolanka loogu jiro kursiga Guddiga Ururka Midowga Afrika, […]
Laba wiil oo walaalo ah oo si arxan darro ah loogu dilay Galgaduud + Sababta
Cadaado (Wararka Maanta) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya fal argagax leh oo xalay ka dhacay qaybo kamid ah […]
Yaxya Sinwar oo loo magacaabay madaxa siyaasadda Xamaas
Gaza (Wararka Maanta) – Ka dib wadahadallo labo maalmood qaatay oo magaalada Doxa ee dalka […]
Maxay tahay tallaabada uu qaaday R/W Xamza ee lagu farxay?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo xalay guddoomiyay shir aan caadi ahayn oo ay […]
Golaha wasiirada oo xalay ansixiyay magacaabista safiiradii ugu badnaa + Sawirro
Muqdisho (Wararka Maanta) – Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo xalay kulan aan caadi ahayn ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa lagu […]
Muuqaal murugo leh hooyo dhisme guri ka shaqeysa oo fagaare lagu bahdilay
Baydhaba (Wararka Maanta) – Baraha bulshada waxaa maanta aad loogu faafiyey muuqaalka haweeney waayeel ah oo ka shaqeyneysa dhismayaasha guryaha […]
Madaale oo hortegay baarlamaanka iyo arrimo xasaasi ah su’aalo laga weydiiyey
Muqdisho (Wararka Maanta) –Guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Madaale ayaa maanta hortegay guddiga arrimaha gudaha ee golaha shacabka, isagoo wajahay su’aalo […]
Shir ay ka maqan tahay PUNTLAND oo ka furmay Muqdisho + Sawirro
Muqdisho (Wararka Maanta) – Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta si rasmi ah uga furmay shir xasaasi ah oo […]