Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay howlgallo culus oo maanta ka dhacay gobollada […]
Category: Wararka Maanta
War cusub oo kasoo kordhay arrinta SSC-Khaatumo iyo DF Soomaaliya
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad oo ka hadlay arrinta dhismaha SSC-Khaatumo […]
Ciidamo ka tirsan kuwa DF oo qarax culus lala beegsaday + Khasaaraha
Afgooye (Wararka Maanta) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha a dhashay qarax maanta lagu weeraray ciidamo ka tirsan […]
Maxay Puntland ka tiri go’aanka uu Axmed Madoobe uga baxay shirka?
Garoowe (Wararka Maanta) – Puntland ayaa si weyn usoo dhaweysay in madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe uu isaga baxo shirka […]
Swan oo iska indho tiray maqnaashaha Puntland, kana hadlay 5 qodob oo xasasi ah
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Amb. James Swan ayaa dhawaan […]
Khasaare xooggan oo ka dhashay gantaallo ay isweydaarsadeen Israel iyo Xizbullah
Beirut (Wararka Maanta) – Sannad kaddib marki uu billowday dagaalka Gaza, ee hadda ku sii fiday Lubnan, ayay Xisbullah iyo […]
DANAB oo khaarajisay horjoogayaal ka tirsan kooxda Al-Shabaab
Ceeldheer (Wararka Maanta) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howl-gallo qorsheysan oo ciidanka kumandooska Danab ay saqdii dhexe xalay […]
Muxuu heshiiska cusub ee dhismaha dekadda Hobyo uga duwan yahay kuwii hore?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Heshiis u dhaxeeya shirkad ay leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed iyo shirkad laga leeyahay dalka Turkiga oo lagu […]
Xamza oo shaaciyay in A/Madoobe la’aantii uu golaha wadatashiga gaarayo go’aanno
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre oo xalay qabtay shir jaraa’id oo deg deg ah ayaa […]
Waa kuma madaxweynaha cusub ee Itoobiya dooratay?
Addis-Ababa (Wararka Maanta) – Danjire Taye Atske Selassie oo ahaa wasiirkii arimaha dibadda ee dalka Itoobiya ayaa waxaa loo magacaabay […]