Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay qorshaha howlgalka 3-aad ee bedelaya ATMIS, kaasi oo bilowga […]
Category: Wararka Maanta
Qodobo yaab leh oo ku jira sharciga doorasho ee maanta la ansixiyay
Muqdisho (Wararka Maanta) – Nuqul kamid ah sharciga doorashooyinka ee maanta ay ansixiyeen golaha wasiirada Soomaaliya oo ay heshay Wararka […]
Maxkamadda G/Banaadir oo baafineysa haweeney loo haysto kiis xasaasi ah
Muqdisho (Wararka Maanta) – Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa baafineysa Nadiifo Xasan Cabdiqaadir Cabdulle oo xeer ilaalinta ay kusoo eedeysay kiis […]
Hubanti la’aanta shirka G/Wadatashiga yaa faa’iido ku qaba Xasan mise maamullada?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Saddexdii asbuuc ee u dambeeyay waxaa shaqeyn waayay saddex isku-day oo la rabay in lagu qabto […]
Falcelin xooggan oo ka dhalatay tallaabaddii golaha wasiirada ee maanta
Muqdisho (Wararka Maanta) – Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta meel-mariyay sharciga doorashooyinka iyo midka xisbiyada, xilli ay si weyn uga […]
Liiska xubnaha u tartamaya kursiga M/Afrika iyo bahdil kale oo ku dhacay Somalia
Muqdisho (Wararka Maanta) – Midowga Afrika ayaa diiwaan-geliyay musharraxiinta u tartamaya xilka guddoomiyaha ururka Midowga Afrika, kaas oo horey ugu […]
Golaha Wasiirada oo ansixiyay sharciga doorashooyinka iyo midka xisbiyada
Muqdisho (Caasimda Online) – Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho, kaas oo uu guddoomiyay […]
Waddooyin guryo laga dhex dhistay oo la furay + Video
Muqdisho (Wararka Maanta) – Waxaa maanta dib loo furay waddooyin ku yaalla magaalada Muqdisho, kuwaas oo xirnaa muddo dheer, waxaana […]
PUNTLAND oo soo saartay digniin culus oo ku wajahan…
Garoowe (Wararka Maanta) – Dowlad-goboleedka Puntland ayaa soo saartay digniin culus oo ku aadan roobab xooggan oo saacadihii lasoo dhaafay […]
Ciidanka ATMIS oo wareejiyay saldhig ku yaalla Hiiraan + Sawirro
Maxaas (Wararka Maanta) – Taliska howlgalka ATMIS ee Midowga Afrika ayaa saldhigga Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ku wareejiyay ciidamada Xoogga […]