Muqdisho (Wararka Maanta) – Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay madasha horumarinta Soomaaliya, kaasi oo ay ka qeyb-galeen ra’iisul wasaare […]
Category: Wararka Maanta
Falcelin aan caadi ahayn oo ka dhalatay xil uu Xamza u magacaabay nin kasoo goostay Al-Shabaab
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa shalay magacaabay afar agaasime guud oo wasaaradeed kadib wareegto […]
Xildhibaannada kasoo jeeda HirShabelle oo baajiyay kulankii maanta ee BF + Sababta
Muqdisho (Wararka Maanta) – Kulan xasaasi ah oo ay maanta yeelan lahaayeen xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa baaqday, kadib markii ay […]
Maxay tahay sababta loo soo hormariyay wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya?
Ankara (Wararka Maanta) – Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac oo ka mida waftiga Soomaaliya […]
Xogta kulan xasaasi ah oo Baydhaba ku dhex-maray Laftagareen iyo Qoor Qoor
Baydhaba Wararka Maanta) – Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo xalay ku hoyday magaalada Baydhaba ayaa kulamo […]
Al-Shabaab oo DILAY sarkaal sare oo Kenyaan ah kadib markii..
Gaarisa (Wararka Maanta) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay xalay kooxda Al-Shabaab ka fulisay […]
Wararki ugu dambeeyay qaraxyo ka dhacay JALALAQSI + Khasaaraha
Jalalaqsi (Wararka Maanta) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo xoogan oo gelinkii dambe ee shalay […]
Dadka ku nool Khan Younis oo mar kale lagu amray in ay guuraan
Gaza (Wararka Maanta) – Israa’iil ayaa xalay sii balaarisay amar ay Axaddii soo saartay oo ay ku fartay dadka ku […]
Erdogan oo Xasan kala hadlay arrimo xasaasi ah xili beri uu furmayo wadahadalka Somalia iyo Itoobiya
Ankara (Wararka Maanta) –Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxayna ka […]
Booliska DF oo soo saaray digniin adag oo 7 qodob ah
Muqdisho (Wararka Maanta) – War-Saxaafadeed digniin ah oo ka soo baxay Booliska Soomaaliya ayaa loo diray Milkiilayaasha iyo Darawalada Gaadiidka […]