Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda federaalka Itoobiya ayaa si adag ugu soo jawaabtay Soomaaliya, gaar ahaan wasiirka arrimaha dibadda Axmed […]
Category: Wararka Maanta
Qaraxyo is xig-xigay oo ka dhacay Muqisho + Khasaaraha
Muqdisho (Wararka Maanta) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qaraxyo xoogan oo goordhow ka dhacay qaybo kamid ah magaalada […]
Mareykanka oo war culus kasoo saaray xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda Mareykanka ayaa mar kale war cusub kasoo saartay xiisadda u dhexeysa dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya […]
Muuqaal argagax leh iyo toogasho toos ah + Go’aan
Muqdisho (Wararka Maanta) – Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta dhageysatay kiiska askar ka tirsan ciidamada dowladda oo […]
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo maanta qaaday tallaabo kale + Sawirro
Baydhaba (Wararka Maanta) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo weli xiisad xoogan ay […]
Wararkii ugu dambeeyay ee doorashooyinka SOMALILAND + Sawirro
Hargeysa (Wararka Maanta) – Koomiishanka doorashooyinka Somaliland ayaa maanta tallaabo u qaaday doorashada maamulkaasi, waxaana shahaadooyinka musharraxinimo uu guddoonsiiyay musharixiinta […]
Odayaasha Hawiye war culus soo saaray, una jawaabay Yuusuf Geelle
Muqdisho (Wararka Maanta) – Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa u jawaabay Xildhibaan Yuusuf Geelle (Dhagey) oo […]
Dagaalka DF iyo Puntland oo meel xun gaaray, kadib arrin maanta dhacday
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dagaalka siyaasadeed ee haatan u dhexeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo Puntland ayaa kasii daray, kaas oo […]
Macawiisleyda oo weeraray goob ay ku sugnaayeen Al-Shabaab + Khasaaraha
Halgan (Wararka Maanta) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiran ayaa sheegaya in maanta ciidamo ka tirsan kuwa deegaanka ay […]
Saciid Deni iyo Qoor Qoor oo ku heshiiyay 4 qodob oo xasaasi ah
Gaalkacyo (Wararka Maanta) – note Madaxweynayaasha maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa xalay kulan xasaasi ah ku yeeshay waqooyiga […]