Muqdisho (Wararka Maanta) – Barnaamij noociisu ku cusub yahay dalka ayaa waxaa ajaanib badan lagu baray Afkeenna Hooyo ee Soomaaliga, […]
Category: Wararka Maanta
Rag halis ah oo lagu qabtay MUQDISHO, kadibna laga helay….
Muqdisho (Wararka Maanta) – Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee gobolka Banaadir, Maxamed Axmd Diiriye (Yabooh) oo wareysi siiyay […]
Dagaal culus oo ka dhex qarxay ciidanka K/Galbeed iyo maleeshiyaad hubeysan
Wanlaweyn (Wararka Maanta) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta dagaal u dhexeeyay ciidamada Daraawiishta […]
DF oo ITOOBIYA ku eedeysay dilka 20 kun oo Soomaali ah iyo burburinta…
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka […]
Wararkii ugu dambeeyay madaafiic lagu garaacday duleedka MUQDISHO
Muqdisho (Caasimada Onine) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha weerar culus oo loo adeegsaday madaafiic oo xalay dagaalyahano […]
Golaha wasiirrada oo soo saaray qaraar xasaasi ah oo ku saabsan canshuuraha
Muqdisho (Wararka Maanta) – Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo xalay yeeshay kulan caadi aheyn oo uu guddoominayey ra’iisul wasaare Xamza Cabdi […]
Ukraine oo weerarkii ugu weynaa oo cirka ah ku qaaday Ruushka – Sidee wax u dhaceen?
Kyiv (Wararka Maanta) – Ukraine ayaa Arbacadii shalay ku weerartay caasimadda Ruushka ee Moscow illaa 11 diyaaradood oo ah nuuca […]
Koofi oo Muqdisho ku soo laabtay kana hadlay musuqii lagu maxkamadeeyey
Muqdisho (Wararka Maanta)- Agaasimihii hore ee hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Maxamed Aadan Koofi ayaa maanta ku soo laabtay Muqdisho, kadib […]
Muxuu yahay xanuunka xoolaha Soomaalida ku dhacay ee looga digay dadka
Dhuusamareeb (Wararka Maanta) – Deegaano ka mida dhulka miyiga ee gobollada Mudug iyo Galgaduud ayaa laga soo sheegayaa inuu ka […]