Tel Aviv (Wararka Maanta) – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Israa’iil Israel Katz ayaa xaqiijiyay in hoggaamiyihii Xamaas Yaxye Sinwar uu […]
Category: Wararka Maanta
Itoobiya oo kumanaan askari soo gelisay Soomaaliya
Addis-Ababa (Wararka Maanta) – Itoobiya ayaa kumanaan askari oo dheeraad ah soo gelisay Soomaaliya, ayada oo aysan ka war hayn […]
Sheekh Shariif oo war culus ka soo saaray qaraxii galabta iyo geerida Abwaan Sugaal
Muqdisho (Wararka Maanta) –Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo qoraal ka soo saaray qaraxii galabta ka dhacay magaalada […]
ONLF oo dib u qiimeyneysa heshiiskii nabadda ee Abiy Axmed ay la galeen 6 sano ka hor
Jigjiga (Wararka Maanta) – Ururka ONLF ayaa sheegay inay dib u qiimaynayaan heshiiskii nabada ay la galeen dowlada Itoobiya sanadkii […]
FBI-da Mareykanka oo xirtay nin u socday Soomaaliya oo damacsanaa arrin xasaasi ah
Washington (Wararka Maanta) – Nin degan gobolka Maryland ee dalka Mareykanka ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu isku dayay […]
FIQI oo shaaciyay sababta safaaradda Itoobiya looga rari la’yahay Madaxtooyada
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta ka hadlay arrimo xasaasi ah oo […]
Xamza oo shaaciyay arrin qeyb weyn ka qaadatay yareynta musuqa dalka
Muqdisho (Wararka Maanta) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay in teknoolojiyaddu yaraysay musuq-maasuqa, sidoo kalena ay qeyb […]
Booliska oo war kasoo saaray qaraxa Iskuul Buluusiyo + Khasaaraha
Muqdisho (Wararka Maanta) – Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa war kasoo saaray qarax xooggan oo galabta ka dhacay magaalada Muqdisho. […]
Ku dhowaad 150 qof oo ku dhintay qarax booyad oo ka dhacay…
Abuja (Wararka Maanta) – Qarax ayaa kala dhantaalay dad badan oo u soo orday inay gurtaan shidaal ka soo daatay […]
Wasiirro iska casilay xukuumadda Muuse Biixi xilli uu wajahayo loolan adag
Hargeysa (Caasimada Onlin) – Wasiirro ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa maanta isaga baxay garabka madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, iyaga oo […]