Muqdisho (Wararka Maanta) – Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun adag kasoo saartay kiiska dilka Marxuum Axmed Nuur Tooxoow, […]
Category: Wararka Maanta
Maxay tahay Tallaabada ay qaadi karto DF kadib hanjabaadda Al-Shabaab?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Kooxda Al-Shabaab oo markii ugu horreysay si adag uga hadashay canshuurta iibka ee ay soo kordhisay […]
DF oo qaaday tallaabo culus kadib xoreyntii Mesegawaa + Sawirro
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qaaday tallaabo culus oo ku aadan magaalada Mesegawaa ee gobolka Galgaduud, […]
PUNTLAND oo ka war heshay xubnaha Shabaab ah oo soo galay Garoowe
Garoowe (Wararka Maanta) – Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in xubno ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab ay si dhuumaaleysi […]
Xubno Shabaab ah iyo horjoogahooda oo howlgal lagu dilay
Jowhar (Wararka Maanta) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta ciidamada HirShabelle iyo kuwa Macawiisleyda […]
Cali Dheere oo usoo hanjabay ganacsatada iyo bangiyada kadib tallaabadii DF
Muqdisho (Wararka Maanta) – Afhayeenka guud ee kooxda Al-Shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) oo muuqaal iska soo duubay […]
Wadahadallada xabbad-joojinta Gaza oo lagu kala booday
Gaza (Wararka Maanta) – Wadahadallado heerkoodu sarreeyay oo Axaddii shalay ay magaalada Qahira ku yeesheen ergooyin ka socday dowladaha dhexdhexaadinaya […]
Shariif oo u yeeray xildhibaanada Hawiye iyo arrin xasaasi ah oo miiska saaran (Sawirro)
Muqdisho (Wararka Maanta) – Xildhibaannada Beelaha Hawiye ee ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku shiray Guriga Madaxweynihii […]
Firdhiye oo tegay furimaha dagaalka ee Goojacadde, kana hadlay qadiyadda SSC
Muqdisho (Wararka Maanta) – Kulan weyn ayaa maanta lagu qabtay xerada ciidamada SSC-Khaatumo ee deegaanka Guumays ee gobolka Sool, halkaas […]
Xasan Sheekh oo 40 arday waxbarasho jaamacadeed oo PhD ah u diray
Muqdisho (Wararka Maanta) – 40 Arday oo fursad waxbarasho oo PhD ah uu Madaxweyne Xasan […]