Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa kaalmo lacageed gaarsiiyay qaar kamid ah dadkii […]
Category: Wararka Maanta
Dagaal toos ah oo laga cabsi qabo inuu ka dhex qarxo Xizbullah iyo Israel – Maxaa soo kordhay?
Tel Aviv (Wararka Maanta) – Israa’iil ayaa sheegtay in ay qaaday mowjado duqeymo ah oo ka dhacay koonfurta Lubnaan si […]
Halis horleh oo ka taagan badda cas kadib weerar cusub oo ay fuliyeen Xuutiyiinta
Muqdisho (Wararka Maanta) – Maraykanka ayaa ka digaya masiibo deegaan oo ka dhalan karta badda cas ka dib weerar ay […]
Kacdoon ka dhashay qorshe ay Al-Shabaab dhaqaale uga sameynayaan Geela
Marka (Wararka Maanta) – Kooxda Al-Shabaab ayaa bilowday qorshe culus oo dhaqaale ay uga sameyneyso dadka reer Miyiga ah ee […]
Diyaaradaha is-qarxiya oo lagu qabtay Gaalkacyo iyo Al-Shabaab oo diyaariyey qorshe halis ah
Muqdisho (Wararka Maanta) – Maamul goboleedka Puntland ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigeen xubno ay ku tilmaameen inay […]
Madaxweyne Xasan oo xil cusub u magacaabay Gaafoow
Muqdisho (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay […]
Maxay yihiin 13 qodob ee amniga la xiriira ee guushooda sheegatay xukuumadda Xamza?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Xukuumadda Soomaaliya oo dhawaan laba sano jirsatay ayaa soo bandhigtay waxyaabihii u qabsoomay labadii sano ee […]
Biixi oo sheegay in uusan dhaqan-galeyn go’aankii DF, weerarna ku qaaday Xasan
Hargeysa (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa markii ugu horreysay ka hadlay go’aankii dowladda federaalka Soomaaliya ay […]
Muxuu yahay go’aanka ay maanta DF ka dhaqan-gelisay dekedda Muqdisho?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u dhaqan-gelisay hanaanka khidmad dhimista ee dhawaan uu […]
Maxkamadda oo maanta xukun adag kasoo saartay kiiska dilka TOOXOOW
Muqdisho (Wararka Maanta) – Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun adag kasoo saartay kiiska dilka Marxuum Axmed Nuur Tooxoow, […]