Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Dayax Cabdi Cabdulle ayaa kormeeray Taliska guutada 17-aad ee kumaandooska Gorgor. Taliyaha ayaa […]
Category: Wararka Maanta
(Sawirro) Dowladaha Somalia & Azerbaijan oo shir labo geesood ah ku yeeshay Banjul
Somalia iyo Azerbaijan oo ka wada xaajooday Xiriirka labada dal iyo Iskaashigooda Shirarka Caalamka Ku-xigeenka […]
Madaxweyne Xassan Shiikh oo saddex arrin ku amaanay Catriona Laing (Sawirro)
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Wakiilka gaarka ah ee […]
Booliska Muqdisho oo War cusub ka soo saaray dilkii loo geystay Taliye Aadan Biid
Taliska Booliska Soomaaliya ayaa wada baarista dilka sarkaal boolis ah xalay lagu dilay magaalada Muqdisho Sarkalakan loo magaciisu ahaa Gaashaanle […]
Israel iyo Xamaas oo qarka u saaran heshiis xabad joojin ah & Mareykanka oo..
Xamaas ayaa lagu soo warramayaa inay Maraykanka ka heshay dammaanad ah heshiiska ay soo jeedisay Israa’iil inuu gudbi doono xabbad […]
RW Ku-xigeenka Somalia oo gaaray caasimadda dalka Gambia ee Banjul (Ujeedka)
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa gaaray Caasimadda Gambia ee Banjul, halkaas uu kaga qeyb-galaya […]
Jeneraal Al-Burhaan oo booqasho kedis ah ku tagay dalka Turkiga kaddib geerida Wiilkiisa
Hoggaamiyaha milatariga dalka Sudan Jeneral C/Fataax Al-Burhan ayaa safar deg deg ah ku tagay magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga, […]
Meydka Ajakis iyo dad kale oo ku aasnaa Qabuuraha Iskuul Buluusiya oo lasoo saaray
Waxaa maanta qabuuraha Iskuul Buluusiya ee kuyaalla magaalada Muqdisho laga soo saaray meydka majaajiliistihii caanka […]
Booliiska Canada oo xiray saddex nin oo ku eedeysan Dilka nin hoggaamiye ahaa
Booliska Canada ayaa Jimcihi shalay xiray isla markaana dacwado kusoo oogay saddex nin oo Hindi ah, oo looga shakisanyahay in […]
Kenya oo laga cabsi qabo in duufaano ku dhuftaan iyo Madaxweyne Ruto oo digniin diray
Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa ka hadlay duufaano iyo daadad horleh oo laga cabsi qabo in ay ku dhuftaan […]