Magaalada Muqdisho qeybo kamid ah caawa waxaa laga maqlay dhawaqyada qaraxyo qal qal badan galiyay shacabka, waxaana kala carar uu […]
Category: Wararka Maanta
Aabbe iyo carruurtiisa oo ku dhintay Qarax uu gurugiisa ku dhax diyaarinayay
Waxaa caawa guri kuyaalla deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho ka dhacay qarax miino, […]
Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania oo isku af-gartay ka shaqeynta arrimo badan oo muhiim u ah labada dal
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania Marwo Samia Suluhu Hassan ayaa maanta […]
Saraakiil ciidan oo ka socday dalka Masar oo soo gaaray Magaalada Muqdisho (Sawirro)
Wafdi saraakiil ah oo ka socday dalka Masar uuna hoggaaminayay Sareeye Gaas Maxamed Axmed Maxamed […]
Puntland oo maanta laga daah-furay mashruuc faa’iido badan u leh xoolaha (Sawirro)
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, ahna ku-simaha Madaxweynaha Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa maanta daah-furay ololaha taageeridda daaweynta xoolaha Puntland, kaasoo la […]
Madaxweyne Xasan oo ku casuumay in Muqdisho timaado Marwo Samia Suluhu (Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Dar […]
Al Shabaab oo dib ula wareegtay Deegaanno jab xooggan horey loogu gaarsiiyay
Kooxda Al Shabaab ayaa saakay dib ula wareegtay deegaanno bilooyin kahor laga saaray oo kuyaalla […]
Wasiirka Gaashaandhigga oo laga dalbaday in jawaab kasoo bixiyo Musuqmaasuq dhacay
Guddiga difaaca Baarlamaanka Soomaaliya ayaa warqad u diray Wasiirka Wasaaradda Gaashaanshiga Soomaaliya, waxa ayna kaga […]
Haweeney caan ka aheyd Tiktok oo la dilay iyo khubaro loo saaray kiiska baarista dilka
Haweeney caan ka aheyd baraha bulshada gaar ahaan barta Tiktok oo u dhalatay dalka Ciraaq, […]
Madaxweyne Erodgan oo Kawaanle ku tilmaamay Netanyahu xiriirka ganacsina u jaray Israel
Dowladda Turkiga ayaa shaacisay in ay jareen gabi ahaan xiriirkii ganacsi ay la lahaayeen maamulka […]