Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden ayaa waraysi uu siiyay CNN, ku sheegay inuu Mareykanka go’aansaday inay joojiyaan hubka ay ka iibin […]
Category: Wararka Maanta
Howlgalada ciidanka Xoogga dalka ka wadaan Jubbooyinka oo la xoojinayo
Madaxweyne ku-xigeenka labaad ee Dowladda Jubbaland ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa […]
Isbitaalka Guled oo u dabaaldegay sanadguuradii 22aad, soona bandhigay waxqabadkiisa (Sawirro)
Waxaa xalay lagu qabtay Magaalada Muqdisho Munaasabad balaaran oo lagu maamuusayey sanadguuradii 22aad ee ka soo wareegtay aasaaska Isbitaalka taqasusiga […]
(Sawirro) Booliska Muqdisho oo xabsiga dhigay shan xubnood oo ku eedeysan..
Howl-gal ay Sameeyeen Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa Gacanta loogu Soo Dhigey Eedeysanayaal xili ay Gacan […]
(Sawirro) RW Xamse oo ka qeyb galay kulan looga hadlayey wada-hadallada Nabadda ee..
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qeyb ka ah kulan looga hadlayey wada-hadallada Nabadda ee […]
Madaxweyne Deni oo Gudoomiyey shir looga hadlay lix qodob oo xasaasi ah (Sawirro)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan […]
Tigrey oo lagu eedeeyay in ay qeyb ka yihiin dagaalka sukeeye ee ka socda Sudan
Maamulka Tigrey ee ka arrimiya waqooyiga dalka Itoobiya ayaa lagu eedeeyay in ay qeyb ka yihiin dagaalka sukeeye ee ka […]
Shir Amniga looga hadlayay oo ka dhacay Muqdisho iyo Taliye Firin oo amar siiyay Booliiska
Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed S/guuto Sulub Axmed Firin, ayaa shir guddoominayay shirka amniga dalka gaar ahaan caasimadda, waxaana shirkan uu […]
Madaxweyne Biixi oo ka qeyb galay Shirka Golaha Fulinta Kulmiye Digniina diray (Sawirro)
Madaxweynaha Somaliland, ahna murrashaxa jagada madaxweyne ee xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka qaybgalay shirkii guddida fulinta ee […]
Taliyaha ciidanka Dhulka oo Baydhabo kula kulmay Saraakiil u dhashay Ingiriiska
Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa ku sugan taliyaha ciidanka […]