Afhayeenka Golaha Amniga Qaranka ee Aqalka Cad John Kirby ayaa ku celiyay in Madaxweyne Joe Biden uu diiradda saarayo ka […]
Category: Wararka Maanta
Dowlada Somalia oo xirtay Koontooyin ganacsi iyo baaris bilaabatay (Akhriso)
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyey warbixin baaris, xayiraad iyo fatashaad la xiriirsan Koontooyin […]
(Sawirro) Mareykanka oo tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Kumandoska Danab
Dufcad cusub oo ka mid ah ciidamada Kumaandooska ah ee Danad ee Soomaaliya, islamarkaana uu taageero Mareykanka ayaa waxaa loo […]
Jubbaland oo balan-qaad u sameysay ciidankii Shabaabka ku laayey Baarsanguuni
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka labaad ee Jubbaland mudane Cabdiqaadir Xaaji Max’uud ayaa maanta dhiirigalin […]
Wasiirka Cusub ee Amniga Soomaaliya oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay (Sawirro)
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Salah Jama, ayaa xilalka uu kula wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda […]
Noocyada diyaaradaha Darooniska iyo Gantaalladii lagu duqeeyey Israel oo la shaaciyey
Warbaahinta Maxaliga ee dalka Iran ayaa sheegay inay Duqeymahaasi u adeegsadeen Diyaaradaha Darooniska ee Kamikaze iyo dhowr nooc ee Gantaallada […]
Iran oo si adag ugu jawaabtay Waddamada Reer Galbeedka ee eedeynta usoo jeediyay
Waddamada reer Galbeedka qaar badan oo kamid ah ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii dhinaca cirka ah ay habeen hore […]
Kenya oo dib uga fiirsaneysa heshiis ay horay ula gashay Itoobiya oo fashil ku dhaw
Dowladda Kenya ayaa huri weydey in ay dib uga gorgortanto heshiis dhinaca tamarta ah oo ay horay ula gashy Itoobiya, […]
Sargaal katirsanaa ciidanka Gorgor oo Muqdisho lagu dilay iyo Faah faahino kasoo baxaya
Askar katirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa xalay isgooska Ex-koontarool Afgooye ee magaalada Muqdisho ku dilay sargaal katirsanaa ciidanka xoogga dalka, […]
Xog ku aadan qaabka Burcad-badeeda ku qaateen Lacag madax furasho ah oo ay ku daayeen Markabka MV Abdullahi
Waaberigii hore ee shalay oo Axad ahayd ayey Burcad-baddeed Soomaali ah waxay sii daayeen Markab Xamuul oo laga leeyahay dalka […]