Muqdisho (Wararka Maanta) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn usoo dhaweysay tallaabadii ay Arbacadii shalay qaadeen Golaha Ammaanka ee […]
Category: Wararka Maanta
Ku dhowaad 100 qof oo ku dhintay Spain, kadib markii…
Valencia (Wararka Maanta) – Ugu yaraan 95 qof ayaa ku dhintay daadadkii ugu dhimashada badnaa […]
Jubbaland oo caddeysay mowqifkeeda ku aadan muddo kororsiga GWQ
Kismaayo (Wararka Maanta) – Warsaxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Jubbaland ayaa waxaa lagu caddeeyay mowqifkooda ku aadan go’aannada xasaasiga ah ee […]
Puntland oo ka jawaabtay hadalkii Xasan ee ahaa inuu la hadlayo Deni iyo A/Madoobe
Muqdisho (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in madaxda maamul goboleedyada ee khilaafku uu kala dhaxeeyo […]
Agaasimaha CIA-da oo safar qarsoodi ku yimid Muqdisho
Muqdisho (Wararka Maanta) – Agaasimaha Hey’adda Sirdoonka Mareykanka ee CIA William J. Burns oo maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho […]
Farmaajo oo war culus ka soo saaray muddo kororsiga dhacay iyo qorshaha Xasan Sheekh
Muqdisho (Wararka Maanta) –Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo saaray qoraal uu kaga soo horjeedo go’aanka muddo […]
Shariif, Kheyre iyo CC Shakuur oo go’aan culus ka soo saaray muddo kororsiga caawa lagu dhawaaqay
Muqdisho (Wararka Maanta) –Siyaasiyiinta mucaaradka ah ee kala ah Shariif Sheekh Axmed, Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Xasan Cali Kheyre ayaa soo […]
Golaha Wadatashiga oo qodobo xasaasi ah ka soo saaray shirkii uga socday Muqdisho
Muqdisho (Wararka Maanta) – Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa lagu soo gabagabeeyey magaalada Muqgdisho, waxaana laga soo saaray war-saxaafadeed rasmi […]
Muuse Biixi oo si yaab leh uga hadlay ‘haddii uu fashilmo’ heshiiska Itoobiya
Hargeysa (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa markii u horreysay si lama filaan ah uga hadlay haddii […]
Muxuu yahay heshiiska cusub ee Soomaaliya iyo Imaaraadka ay kala saxiixdeen?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasaaradda kalluumeysiga iyo dhaqaalaha buluugga ee Soomaaliya ayaa heshiis is-afgarad ah la saxiixatay shirkadda dekadaha ee […]