Muqdisho (Wararka Maanta) – Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa qoraal kulul ugu jawaabay siyaasiyiinta mucaaradka iyo maamul […]
Category: Wararka Maanta
BF oo u yeeray taliyaasha ciidamada iyo wasiirka difaaca, kalana hadlay arrin xasaasi ah
Muqdisho (Wararka Maanta) – Guddiga Maaliyadda ee labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan isugu yeeray wasiirka gaashaandhigga, wasiir […]
Xasan Sheekh oo mar kale jeediyey khudbad u saabsan dastuurka
Muqdisho (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo xiray kulan cilmiyeedka afaraad ee Xarunta […]
ABIY Axmed oo ku dhowaaqay arrin uga sii dareysa xiisada badda
Addis Ababa (Wararka Maanta) – Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa sheegay in Ethiopia aysan ku dooneyn helista galaanka Badda […]
Xasan Sheekh oo qodobkii afaraad ku barbareeyay Farmaajo – Maxaa socda?
Muqdisho (Wararka Maanta) – Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo laba sano iyo bar xilka haya ayaa sii wada inuu dib […]
Puntland oo war culus kasoo saartay muddo kororsiga golaha wadatashiga
Garoowe (Wararka Maanta) – Maamulka Puntland ayaa si adag uga horyimid go’aannadii xalay kasoo baxay shirka golaha wadatashiga qaran, kaasi […]
Xasan oo maanta soo xiray shirweyne maalmahan ka socday Muqdisho + Sawirro
Muqdisho (Wararka Maanta) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo xiray shiweynaha 5-aad […]
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay laba heshiis oo muhiim ah
Muqdisho (Wararka Maanta) – Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa ansixiyey lava heshiis oo dhawaan dowladda […]
Faah-faahinta dagaal culus oo maanta ka dhacay gobolka MUDUG
Xarardheere (Wararka Maanta) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta dagaal culus oo u dhexeeyay ciidamada […]
Falcelin aan caadi ahayn oo ka dhalatay tallaabada ay qaadeen Golaha Wadatashiga
Muqdisho (Wararka Maanta) – Falcelin aan caadi ahayn iyo hadal-heyn ayaa ka dhalatay go’aannada kasoo baxay […]