Howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ciidanka xoogga dalka , gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ayaa lagu dilay nabadoon katirsanaa […]
Category: Wararka Maanta
Dowladda Soomaaliya oo ka digtay dhibaato ka dhici karta qaar kamid ah gobolada dalka
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa soo saartay digniino ku aaddan in maalmaha soo socda in gobolada dalka qeybo […]
Dowlado badan oo codkooda u ballanqaaday Musharax Fowsiya Yuusuf iyo Raila oo niyad jabay
Dowladda Soomaaliya ayaa olole xooggan ugu jirta sidii Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan loogu dooran lahaa guddoomiyaha cusub ee Ururka […]
Maxaa ka jira in Faransiiska ciidamo u direen dalka Ukraine, si ay Ruushka ula dagaalaan ?
Warbaahinta reer Galbeedka qaarkood ayaa si weyn u baahiyay wararka sheegaya in ciidamo ka socda dalka Faransiiska ay gaareen dalka […]
Sargaal ciidan oo loo magacaabay in uu noqdo guddoomiyaha degmada Karaaan
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa wareegto uu soo saaray […]
MUQDISHO: Ciidanka NISA oo dil iyo dhaawac u geystay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab
Ciidamada Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa sheegay iney fashiliyeen isku day dil oo labo nin oo […]
DEG DEG: Xamaas oo ugu dambeyn ogolaatay heshiiskii xabad joojinta Gaza
Xamaas ayaa ku dhawaaqday in Ismaaciil Haniyeh oo ah madaxa xafiiskeeda siyaasadda uu u sheegay dhexdhexaadiyeyaasha Qatar iyo Masar in […]
Israel kuma qancin heshiiska xabad joojinta ee ay Xamaas ogolaatay (Reuters)
Wakaaladda wararka ee Reuters, ayaa sheegtay inaysan Israa’iil ku qancin heshiiska ay aqbashay Xamaas oo sarkaal Israa’iili ah uu ku […]
DEG DEG: Milateriga Israel oo goor dhow ku dhawaaqay inuu bilowday duulaankii Rafax
Ciidamada Israa’iil ayaa ku dhawaaqay inay billaabeen duulaankooda dhulka ah ee Rafah, taasoo ka dhigan inay si rasmi ah gudaha […]
Muxuu dhigayaa heshiiska xabad joojinta ee ay ogolaatay Xamaas? (Faahfaahin)
La-taliyaha madaxa siyaasadda Xamaas, Taher Al-Nunu, ayaa xaqiijiyay faahfaahinta heshiiska xabbad joojinta ay aqbaleen. “Waxaan aqbalnay soo jeedin ay ka […]